Sunday, August 16, 2026
                              Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa qabatay kulan dhaqaallo loogu uruurinayay dhismaha Isbitaalka Jaalle Siyaad ee Magaalladda Garbahaareey gobolka Gedo. Shirkan waxaa uu qeyb ka noqonayaa shirar xiliyo kala duwan lagu qabtay daafaha dunida, kuwaas oo isbitaalka dhaqaalo ururin loogu samaynayay, waxaana kulanka ka qeyb-galay, mas'uuliyiin xilal...
                    Dowladda Kuuriyada Woqooyi, ayaa la sheegay in gantaal ay dul marisay woqooyiga Japan, sida warbaahinta dalkaasi ay xalay wariyeen. Gantaalka ayaa la sheegay in uu ku dhacay badda. Ciidamada Japan iskuma ay dayin in ay soo ridaan ama dhexda ku qabtaan gantaalkaa in kasta oo raadaalladu markiiba digniin bixiyeen, waxaana...
Wasiirka wasaarada ganaciga iyo warshadaha Khadra Axmed Ducaale ayaa maanta sheegtay in gabi ahaanba la baabi’iyay Rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed, iyadoo dhinaca kalana ku baaqday. Amarka lagu baabi’iyay rugta ganacsiga ayaa lagu wargaliyay dhamaan madaxda dowladda Soomaaliya, maamul goboleedyada iyo ganacsatada dalka. Wasaarada ayaa sheegtay in iyada oo  lagu dhaqmayo...
Kulan maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya waxaa lagu magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii ka dhacday deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose. Cabdi Xaashi Cabdullaahi guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka, ayaa guddigaan u xilsaaray weerarkii Bariire, kaddib markii qaar kamid ah xubnaha aqalka sare...
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayo xal u helida Qaxootiga Soomaaliyeed ee soo laabanaya iyo xaalada dadka ku barakacay gudaha dalka. Shirkaan oo la filayo in uu socdo mudo Saddex cisho ah, waxaana ka qeyb galaya wakiilo ka socda maamulada dalka ka jira iyo hay’addaha Qaramada Midoobey. Shirkan waxaa...
Heshiis 10 qodob ka kooban ayaa si wadajir ah ay u soo saareen Maamulka Khaatumo iyo Somaliland kaas oo daba socdey heshiisyo dhawr ah oo taxane ahaa mudooyinkii la soo dhaafay. Heshiiskan oo saxaafadda uu akhriyey wasiirka Arimaha debedd Somaliland Sacad Cali Shire, waxaana ka mid ahaa, tacsi loo direy...
                    In kabadan 1,000 qof ayaa ku dhimatay daadad iyo dhiiqo kusoo rogmay Magaalladda Freetown, ee caasimadda dalka Sierra Leone, sida afhayeen u hadlay madaxweynaha uu sheegay. Dhinaca kale ugu yaraan 600 oo qof ayaa wali la raadinayaa, waxaa musiibada dalkaasi ay ku dhufatay muddo hadda laga joogo laba todobaad. Madaxweyne Ernest...
                          Wefdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlada-gobolleedka Galmudug , ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray deegaanka Xeraale oo dhawaan ay ku dagaallameen maleeshiyo deegaanka ah iyo dagaalyahanno ka tirsan ururka Ahlu Sunna. Mas’uuliyiinta ayaa la kulmay qaar kamid ah waxgaradka deegaanka, iyagoo wax laga xukmaado ku tilmaamay dagaalladii...
                      Guddi wasiiro ah ayaa maanta ku wajahan deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo jimcihii lasoo dhaafay howlgal ay fuliyeen ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Maraykan-ka lagu dilay 10 qof oo rayid ah oo 3 ay carruur ahaayeen. Guddigan ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale). Ra’iisul...
                    Wixii maanta ka dambeeya dalka Kenya lagama isticmaali doono bacaha alaabada lagu qaato, sida dowladda ay sheegtay. “Laga billaabo Isniintan maanta ah qofkii lagu helaa isaga oo iibinaya baco, soo saaraya ama wataba wuxuu mutaysan karaa ganaax lacageed oo dhan 38,000 oo doolar ama xabsi ilaa afar sano ah”, sidaasi...