Monday, August 17, 2026
Sheybaarkan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa la sheegay in lagu baari doono Kiisaska la xiriira Kufsiga kaddib markii uu maamulka Puntland meel mariyay sharci ciqaab dul dhigaya kuwa gala danbiyada la xiriira Kufsiga. Hey’adaha xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka ugu...
https://youtu.be/I9MKF_NO9oQ warsom2011@gmail.com
Shirka Khamiislaha ee todobaadkiiba mar ay yeesheen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya uuna shir guddoomiyay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa looga wada hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo 2020ka. Hay’adaha amniga ayaa ugu horreyntii laga dhageystay warbixinta amniga,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Yusuf Garaad Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Amb. Mohammed Ahmed Osman Al Hammadi, waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah uu ka dhexeeyo. Wasiir Yuusuf Garaad ayaa boggaadiyay kaalinta dowladda...
Wasiirka wasaarada duulista hawada dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar ayaa kulan uu la qaatay mas’uuliyiinta hay’adda duulista hawadda ee ICAO waxaa ay ka wada hadleen sidii dhaqse dowladda Soomaaliya loogu soo wareejin lahaa maamulka hawaddeeda loogana soo rari lahaa xarunta maamulka hawada magaalada Nairobi iyadoo loo soo wareejinayo...
                    Magaalladda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa maanta lagu soo gaba-gabeynayaa dhageysiga khudbad jeedinta Musharxiinta Madaxweynaha Hirshabeelle. Musharixiinta ayaa shalay bilaabay dhageysiga khudbadaha, waxaana ay dhageysteen ilaa dhowr musharax. Musharaxiinta kala ah Cabdi Faarax laqanyo, Maxamed Cabdi Waare iyo  C/kariin Cali Nuur, ayaa kamid ah ahaa musharixiintii shalay khudbadaha jeediyay. Dhinaca...
                                      Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres iyo Golaha amaanka ayaa dowladda Myanmar ugu baaqay in ay joojiso Ololaheeda military ee ka dhanka ah Muslimiint Rohingya. 15-ka xubnood ee golaha amaanka ee QM, oo Arbacadii kulan albaabada uu u xiranyahay wada qaatay, ayaa waxaa looga dooday laguna cambaareeyay dhibaateynta lagu...
                    Dab xooggan ayaa ka kacay xarun lagu barto laguna xifdiyo Qur'aanka kariimka oo lagu magacaabo Ittifaqiyah, taas oo ku yaalla caasimmada Kuala Lumper ee waddanka Malaysia, sida dowladda ay sheegtay. Ugu yaraan 25 arday iyo macalimiin ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul islaami ah oo lagu hoydo, kaasi oo...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Camey ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay wasiiru-dowlihii xiriirka gollayaasha dowlad gobolleedka Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaaji Gurxan. Kuma cadda wareegtada sababaha rasmiga ah ee xil ka qaadistan keentay hasse ahaatee arintan ayaa timid kaddib markii wasiiru-dowlaha...
                        Danjiraha dawladda Denmark u fadhiya dalka Soomaaliya Mss Mette Knudsen, ayaa sheegtay amniga iyo horumarka socda inuu indhaha caalamka ku soo jeediyey dalka Soomaaliya. Mss Mette, ayaa dhinaca kale sheegtay in dowladda Denmark ay diyaar u tahay xaqiijinta iskaashiga labada dawladood iyo in maalgashi ay ku sameeyaan Soomaaliya. Danjiraha, ayaa hadalkaasi...