Monday, August 17, 2026
                        Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa shalay magaalladda Baydhabo kusoo dhoweeyay Safiirka Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya David Concar iyo Wafdi uu Hoggaaminayo. Labada dhinac ayaa soo dhoweyn kaddib, waxaa kulan ay yeesheen ay kaga hadleen arrimo badan oo ay kamid ahaayeen amniga, abaaraha, dib-u-dejinta barakacayaasha iyo...
                    Ra'iisul wasaaraha dalka Bangladesh ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka inay cadaadiyaan xukuumadda Myanmar, si ay u oggolaato soo noqoshada boqollaal-ka kun ee ah qaxooti -gga Rohingya, kuwaas oo dalkaasi kasoo cararay dhawaan. Sheikh Hasina, ayaa booqday Muslimiinta Rohingya, ee ku jira xero qaxooti oo ku taalla dalka...
Kulankan ay isugu yimaadeen Madaxda Xisbiyada Sisaasada Soomaaliya Guddiga Doorashada Madaxa Banaan iyo KHuburo Caalami ah ayaa looga Doodey Sida ugu Haboon ee lagu Heli karo ama Loo Maro Cod Bixiyaha Ama Muwaadinka la rabo in uu Codkiisa Dhiibto Sanadka 2020ka,iyadoo Gudiga Doorashada Madaxa Banaan ee Soomaaliya ay Soo...
Madaxweynaha Somaliland, mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka qaybgalay xafladda daah-furka barmaamij-siyaasadeedka cusub ee xisbiga Kulmiye,taas oo ay ka soo qaybgaleen madaxda sare ee xisbiga iyo taageerayaasha xisbiga. Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo saraakiil kale oo xisbiga ka tirsan ayaa ka sheekeeyey barnaamij siyaasadeedka cusub ee xisbiga...
Xarrakada Al-shabaab ayaa dib xoriyadooda u siisay labo gabdhood oo howlo samafal ah ka wada gobolka Hiiraan labo bilood ka hor. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sii deynta gabdhahan ku timid kaddib markii ay ka qaateen lacago madax furasho ah,sida ay sheegeen qaar ka mid ah waalidiinta gabdhahan oo...
          Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dowlad goboleedka Jubbaland oo ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay masuuliyiinta Jubbaland in la musuqmaasuqay raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka ku dhibaateysan gobolka Gedo. Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanadan ayeey ku sheegeen in raashinka gargaarka ah ee la lusaday ay...
                    Hoggaamiyihii hore ee kooxda Al Shabaab Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, ayaa maalmaha soo socda la filayaa in uu gaaro magaalladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, sida uu sheegay Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed. Afhayeenka maamulka Nuuradiin Yuusuf Abuukar, ayaa sheegay in sababta uu u tagayo Baydhabo ay ka hadli doonaan...
                    Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabateyn dhinaca dhaqaallaha ah kusoo rogay dalka Kuuriyada Waqooyi. Cunaqabateyntan cusub ayuu goluhu sheegay inuu uga jawaabayo tijaabadi ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabisay saddexdi bishan September gantaal niyukleer ah. Danjiraha Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in adduunyada aysan waligeed aqbali doonin...
                    Saraakiisha Ciidamada booliska iyo militeriga kenya, ayaa ciidamada ku amray in ay si weyn u adkeeyaan ammaanka magaalladda Mandera ee waqoyi bari dalka kenya, kaddib markii Al-Shabaab ay shalay weerar ku qaadeen degmadda Beled-Xaawo, oo aan ka fogeyn xuduuda Kenya iyo Somalia. Ciidanka ayaa tan iyo shalay waxaa ay ku...
                  Maamulka Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegay in xalay diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaanno hoos-yimaada degmadda Beled-Xaawo. Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Al-qaadi, oo warbaahinta u warramay ayaa sheegay in deegaannada la duqeeyay ay kamid yihiin Qabar-sheeq iyo Bur-sagaar, sida uu hadalka u dhigay. Md. Al-qaadi, ayaa sidoo kale...