Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Donal Trump uu la kulmayo maalinta Talaadada Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamda Al Thaani, xilli magaalada New york uu ka furmayo shirka golaha loo dhan yahay ee QM.
La taliyaha dhinaca ammaanka ee aqalka Cad Herbert McMaster ayaa u sheegay...
Aqoonyahan Dr:Xuseen Cabdilaahi Bulxan ayaa ka warbixiyey shir Turkiga ka dhacay oo ay isku soo hor fadhiisteen aqoonyahano ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya oo aqoonyahano Turkiga ahina goob joog ka ahaayeen.
Bulxan ayaa sheegay in wada hadalkan labadda aqoonyahan dhexmaray uu noqonayo kii labaad,isla markaana si toos ah looga...
Wareegii hore ee doorashada madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa goor dhaw soo dhamaantay, waxaana wareega labaad isugu soo haray Labo musharax.
Wareega hore ayaa waxaa isugu soo haray Maxamed Cabdi Waare oo doorashada ku hogaaminaya 44 cod, halka Daahir Cabdulle Cawaale uu helay 20 cod, waxaa wareegan ka tanaasulay musharixiinta...
Waxaa soconaya diyaargaroowgii ugu danbeeyay doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.
Waxaa goobta doorashada la keenay sanduuqii lagu ridi lahaa cododka, iyadoo ay halkaa diyaar ku yihiin inta badan xildhibaannada iyo martisharaf kala duwan.
Waxaa siweyn loo adkeeyay amniga goobta ay doorashada ka dhaceyso, iyadoo ciidamada...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi maxamuud Cumar, ayaa sheegay in ciidamada maamulka soo badbaadiyeen sida uu hadalka u dhigay 300 oo ruux Soomaali oo ay sida uu sheegay la damacsanaa in lagu laayo deegaanka Oromada.
Madaxweynaya ayaa sheegay in dadkan intooda badan laga soo badbaadiyay magaalada Hawaday ee...
Weerar culus oo loo adeegsaday qaraxyo iyo hubka noocyadiisa kala duwan oo Aroornimadii hore ee saakay Al-shabaab ay ku qaadeen Ceel-Waaq kaddib ayeey u suurtagashay in ay la wareegaan guud ahaanba gacan ku heynta degmada.
Wariye ku sugan gobolka Gedo oo lagu magacaabo Jamaal Xusseen Yuusuf ayaa sheegay in gadiidka...
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Aroornimadii hore ee saakay ka dhacay weybo ka mid ah degmooyinka Deyniile iyo Hodan ee gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Haanta-dheer xeradii ciidamada 77 illaa difaaca cirka.
Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in...
Iyadoo maanta lagu wado magaalada Jowhar in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle, ayeey dhinaca kale sheegtay dowladda Soomaaliya in ay dhaxdhaxaad ka tahay dhinacyada ku tartamaya doorashada.
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa isaga oo ku sugan magaalada Jowhar sheegay in dowladda...
Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya uu siinayo lacag dhan AED330 Million oo u dhiganta ($89.8 million), taasi oo uu sheegay in uu uga qeyb qaadan doono hormarka ka socda Soomaaliya.
Lacagtan uu Sanduuqa hormarinta Abu Dubai ugu deeqay Soomaaliya ayaa waxa uu u jeedka ku sheegay...
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa aroornimadi hore ee Jimcaha maanta ah tijaabisay gantaal kale oo ay dul marsiisay hawada Japan, maalmo yar kadib marki ay Qaramada Midoobay saartay cunaqabateyn dhaqaale.
Xoghayaha golaha Wasiirada Japan Yoshihide Suga, ayaa sheegay in gantaalka oo laga soo tuuray degmada Sunan ee caasimadda Pyongyang uu dul...


















