Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga digay Xildhibaanada safarada ugu anbabaxa dalka dibediisa iyadoo uusan guddoonku ka warqabin.
Guddoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Safarada badan ee xildhibaannada ay caqabad weyn ku noqotay kulamada baarlamaanka ee caadiga ah, isla markaana illaa boqol Xildhibaano ay safaro ugu maqan yihiin...
Madaxweynaha waddanka Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa khudbad uu ka jeediyay gollaha guud ee QM waxaa uu si xooggan ugu cambaareeyay dhaleecaynta uu dalkiisa kala kulmay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Ruuxaani ayaa sheegay in hadalkii weerarka ahaa ee ku jiray khudbaddii uu Trump goor hore ka jeediyay Qaramada Midoobay uu ahaa...
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegaya in maanta magaalada Beledweyne uu ku wajahan yahay madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan gollayaasha Hirshabeelle.
Madaxweyne Waare ayaa lagu wadaa in magaalada Beledweyne uu kulamo kala duwan kula yeesho...
Maamulka Galmudug ayaa taageeray go’aanka xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee ka dhanka ah dowladda Qatar, iyaga oo ka soo horjeestay go'aanka xukuumada Soomaaliya ay arintan ka qaadatay.
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo warkan lagu cadeeyay ayaa sidoo kale...
Kulan gaar ah oo ka dhacday magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay dhibaatada ay reebtay iyo saameynta ka dhalatay Abaartii ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.
Kulanka oo ay ka qeybgalleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa dadka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saameeyeen qaarkood loogu deeqey...
Heshiis dhaxmaray dowladda Soomaaliya iyo hay’adda duulimaadyada caalamiga ah ICAO ayaa leysku afgartay in Soomaaliya lagu wareejiyo maamulka hawada.
Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa ka soconayay dhismaha qeyb ka mid ah qalabka lagu kootaroolayo hawadda Soomaaliya oo durbaba dhismihiisa la bilaabay.
Wasiirka wasaarrada gadiidka...
Ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ku sugnaa magaalada Baardheere ayaa lagu soo waramayaa in ay halkaasi isaga baxeen, ayagoo u jiheystay dhanka degmada Ceelwaaq iyo deegaanada kale ee ku xeeran soohdinta u dhexeeysa Kenya iyo Soomaaliya ee dhanka gobolka Gedo.
Gudoomiye...
Maamulka Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraal lagu baahiyay baraha bulshadu kuwada xiriiraan kaa oo ku saabsanaa in Galmudug taageertay go’aanka wadamada Khaliijka ee ka dhanka ah Qatar.
C/raxmaan Jaamac Afrax wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta maamulka Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in qoraalkaasi uusan aheyn mid ka soo...
Madaxweynaha dalka Uganda YuweriMuseveni ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhan ka ah Ururka Al-shabaab kaddib kulan uu magaalada New York kula qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain Boris Johnson.
Labada Mas’uul waxay magaalladda New York kaga qeyb galayaan Shirweynaha 72-aad ee Golaha Guud ee QM oo shalay...
Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof.
Dhul-gariirka ayaa sababay inay burburaan dhismayaal kala duwan oo ku yaalla caasimadda dalkaas, haatanna...


















