Qoraal lagu daababay bogga Qaramada Midoobay, kaas oo ku taariikhaysan 07 September 2017, kana soo baxday xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagaga hadlay illaa afar dal oo lagu leeyahay lacag oo ay ku jirto Soomaaliya.
Qoraalka ayaa lagu soo xigtay qodobka 19aad oo dhigaya in dalalka lagu yeesho...
Ninkii Lagu eedeeyey in uu Sawir uu soo Bandhigey ku sheegey Nebi Muxamed (SCW) oo Beeniyey Warkaas.
Nin lagu magacaabo Sheekh Cabdiwali Sheekh Cali Calimi Yare oo lagu eedeeyay in Sawir uu baahiyay uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed SCW ayaa beeniyay eedeynta loo soo jeediyay.
Waxaa uu sheegay isaga oo la hadlay BBC in marnaba Sawirka qof kale uusan ku sheegin Nabi Maxamed SCW, laakiin waxaa uu...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaanni ayaa ka hadlay war si khalad ah uga baxay idaacadda BBC-da oo ay raali galin ka bixiyeen.
Wasiirka ayaa sheegay inkastoo ay raaligalin ka bixisay warkaasi khaldan ee ay baahisay hadana waxa uu arrintaasi ku tilmaamay mid si ula kac ah u sameeyeen qaar...
Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hortimid, islamarkaana dalbatay in sida ugu dhaqsiyaha badan sharciga loo horkeeno nin u gafay Nabi Maxamed NNKH oo lagu magacaabo Cabdiwali Cali Cilmi Yare.
Tallaabada uu ku kacay shaqsigan oo la sheegay in uu ku nool yahay Gaalkcayo ayeey culimadu ku tilmaameen mid...
Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi oo jeedisay khudbaddeedii ugu horeeysay ayaa sheegtay in ay aad uga xuntahay dhammaan dadka ay waxyeelada kasoo gaartay colaadaha ka aloosan gobolka Rakhine ee sababtay in Muslimiin badan ka qaxaan gobolkaasi.
“Waxaan ka wallaacsannahay in aan maqalno tirada Muslimiinta ka cararay deegaankooda ee u...
Waxaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ku soo idlaaday shirkii baarlamannada wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD, kaasi oo Saddex maalmood ka socday halkaasi.
Dhinaca Soomaaliya shirkan waxaa ku matalayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad iyo xildhibaanno la socday.
Wax yaabaha shirkan looga hadlay waxaa ka...
SHantii Maalmood ee Jaadka Hawadaaygu ka Maqnaa Somaliland oo Hoos u dhac ku Yimid Qiimaha Doolarka.
Shantii maalmood ee u dambeeyey waxa Somaliland laga dareemayey hoos u dhac uu samayanyey dollarka, taas oo loo sababeynayo maqnaashaha jaadkii lacagta badan ku bixi jiray ee wadanka Itoobiya u gudbi jiray.
Gudoomiyaha sarifleyaasha Somaliland Axmed Xasan Awliyo ayaa sheegay in hoos u dhaca ku yimid doolarkii ay sababteeda leedahay...
Maamul gobolleedka Puntland ayaa xabsiga ka sii daayay dhalinyaro Soomaaliyeed markii hore loo heystay danbiyo la xiriira Al-shabaab, hasse ahaatee markii danbe la ogaaday in ay ahaayeen Tahriibayaal.
Dhalinyaradan la sii daayay oo gaarayay 14 ruux ayaa la sheegay in ay ka soo kala jeedaan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaana...
Xog-hayaha guud ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya u gudbiyeen guddoonka mooshin ka dhan ah xukuumadda Soomaaliya oo ka dhan ah go’aankii ay ka qaadatay arintan Qalbi Dhagax.
Xog-hayaha ayaa sheegay in arintaa ay ku...
Shirka gollaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah uga furmi doona xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in uu khubadiisii ugu horeysay ka jeediyo shirka sanadlaha ah ee golaha fuud ee Qaramada Midoobey.
Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad...


















