Wakiilka howlgalka midowgga Africa ee AMISOM Francisco Caetano Madeira ayaa ka hadlay dagaalka dowladda federaalka ay kula jirto ururka Al-shabaab iyo halka ay marayaan howlgalada ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM.
Madeira ayaa marka hore waxa uu sheegay in uu socdo qorshe ku aadan sidii loo kordhin lahaa dagaalka Al-shabaab lagula...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maalintii shalay deegaanka Ceelcadde ee gobolka Hiiraan ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.
Guddoomiyaha deegaanka Far Libaax Jamaal Isxaaq Cabdulle oo la hadalay warbaahinta ayaa sheegay in saakay xaaladu ay dagan tahay, islamarkaana ciidamada dowladda ay iska caabiyeen dagaalyahannada...
Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta hortagaan fadhiga mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii ay dhawaan dalbadeen xildhibaannada.
Wasiirada ayaa xildhibaanada u akhrin doono hindise sharciyeedyo la doonayo inay ansixiyaan marka ay dood ka yeeshaan kadib.
Wasiirada maanta hortagayo xildhibaanada golaha shacabka ayaa kala ah wasiirka caafimadka,...
Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa qudbad taariikhi ah ka soo jeediyay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Hassan Ali Khayre.
Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in dhanbal Salaan ah uu ka sido Madaxweynaha iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo dhanka kale faahfaahin ka bixiyay isbadalka ay Soomaaliya gashay iyo halka ay ka timid,...
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa in uu khubadisii ugu horeysay ka hor jeediyo shirka gollaha guud ee Qaramada Midoobey ee magaalada New York.
Ra’iisal wasaaraha ayaa la filayaa in khudbadiisa uu diirada ku saaro xaaladda Soomaaliya, dhinacyada Ammaanka,siyaasadda , Dhaqaalaha iyo arrimaha...
Iyadoo magaalada Muqdisho saacadihii ugu danbeeyay ka da’ayeen roobab lagu diirasaday, ayaa dhinaca kale roobabkan waxaa ay sameeyn ku yeesheen isku socodka dadka iyo gadiidka, kaddib markii jidadka qaar ay gooyeen biyaha roobka.
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu arintaan ka warqabo islamarkaana bilihii ugu danbeeyayba ku howlanaayeen sidii...
Madaxweynaha tallada haya ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku tilmaamay go’aankii maxkamada sare ee lagu laalayay doorashadii madaxtinimada dalkaas Iqilaab ama afganbi lagula kacay dalka Kenya.
Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday doorashadii madaxtinimada ee dalkaasi ka dhacday, kaddib markii siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka...
Muhaajiriin Doontii ay saarnaayeen Degtey sida loo maleynayo oo Raqdooda iyo Ruuxoodiba la La’yahey.
Inta la xaqiijinayo ilaa 50 ruux oo muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku qaraqmeen badda ka dib markii doontii ay saarnaayeen uu ka dhammaaday shidaalkii iyadoo maraysa xeebaha dalka Liibiya.
Doonta oo ay saarnaayeen 100 ruux ayaa Jimcihii hore ka shiraacatay magaalada Sabratha ee ku taala dhinaca galbeed...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters ayaa sheegay in looga baahan yahay beesha caalamka kordhinta taageerada la siiyo ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM.
Gutters oo khudbad ka jeedinayay shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa tilmaamay in howlgalka AMISOM uu yahay mid lagu soo celinayo nabada Soomaaliya.
Xoghayaha ayaa...
Madaxtooyada Galmudug War kasoo baxey oo lagu sheegey in Dawladda DHexe Faragelin ku heyso Galmudug.
War ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu eedeeyay mas’uuliyiinta ugu sareysa dowladda Soomaaliya in ay faragalin ku hayaan maamulka, kaddib khilaaf ka dhashay go’aan madaxtooyada Galmudug ka qaatay khilaafka wadamada Khaliijka.
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug iyo guddoonka baarlamaanka maamulkaas ayaa si wada jir ah uga hor yimid go’aan madaxweyne...

















