Monday, August 17, 2026
  Labo ruux ayaa ku dhimatay tiro ka badan 20 ruux kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii uu rogmaday gaari xamuul ah oo waday shaqaale ka tirsan xoogsatada ka howlgala garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa la sheegay in uu ku rogday inta u dhaxeysa Isgooyska Nabiisbuundo iyo Xaafadda Maana-Boolyo...
  Labo ruux ayaa ku dhimatay tiro ka badan 20 ruux kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii uu rogmaday gaari xamuul ah oo waday shaqaale ka tirsan xoogsatada ka howlgala garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Gaariga ayaa la sheegay in uu ku rogday inta u dhaxeysa Isgooyska Nabiisbuundo iyo Xaafadda Maana-Boolyo...
Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi. Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay inay ahayd dhoolatus ay wasaaradda difaaca Maraykanku ku muujinaysay ilaa heerka ay gaarsiisan tahay awoodda Maraykanka iyo go’aamada uu qaadan karo madaxweyne Trump. Pentagonka ayaa sheegay in talaabadan ay ahayd...
                    Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay doon lagu soo qariyay hub sharci darro ah ,taasi oo ku sugnayd meel aan wax badan ka fogayn xeebaha Puntland. Hubka saarnaa doontan ayaa isugu jiray qoryaha dhashiikaha ,AK7 –ka , Qoryaha BKM-ka rasaas iyo qaybo kamid ah hubka noocyadiisa  fudud,waxaana laga...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u eegista Arrimaha dastuurka dalka, kaasoo lagu wado in dhowaan loo soo bandhigo dadweynaha. Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan...
Shiinaha, ayaa sheegtay Sabtida maanta in ay xaddidi doonto batroolka ay u dhoofiso Kuuriyada Waqooyi, si ay ugu hoggaansanto cuna qabateyntii golaha ammaanka ee QM ay ku soo rogeen Kuuriyada Waqooyi, taas oo la xiriirtay horumarinta gantaalada Nukliyerka ee Kuuriyada Waqooyi. Wasaaradda ganacsiga Shiinaha war ay soo saartay oo lagu...
Ra’iisal wasaaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada New York ayaa kulan gaar ah halkaa kula qaatay wasiirka arimaha dibeda Imaaraadka Carabta Sheikh Cabdullahi Bin Zaayid Al-Nahayaan. Labada mas’uul ayaa kulankooda uga wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal, arrimaha xiisada Khaliijka iyo go’aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay. Dhinaca...
Dibadbaxan oo ay ka qeybgalleen mas’uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Cadaado ayaa lagu taageeray go’aankii madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu ka qaatay qalalaasaha wadamada Carabta. Dibadbaxan oo ay soo qabanqaabiyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowlad gobolleedka Galmudug ayaa dadki ka soo qeybgallay waxaa ay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyaad ka oo kala jeeda maamulada Putland iyo Galmudug uu ka soconayo deegaanno dhaca bariga gobolka Mudug. Dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyaad xoolo dhaqato u badan waxaana dhawaqa rasaasta ay is weydaarsanayaan labada...
                        Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaataysSaraakiisha UN-ka ee Xafiiska Magaalada Beledweyne, Waxaana kala hadlay xoojinta wax ka qabashada baahiyaha ka jira Hirshabelle iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarinta iyo dib u dhisa Hirshabelle. Ugu horeyn saraakiisha uu kulanka...