Monday, August 17, 2026
Dowladaha Turkiga iyo Maraykanka ayuu soo kala dhexgalay muran qunsiliyad ka billawday, waxayna labadooduba joojiyeen inta badan dal ku galkii ay muwaadiniinta kale siin jireen. Safaaradda Turkiga ee Washington ayaa sheegtay in ay u baahan tahay in ay dib u qiimaynayso, sida ay dawladda Maraykanka uga go’antahay ammaanka shaqaalahaha iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa xalayka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay wixii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida ee dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha. Guddiga ayaa sheegay in ay diyaariyeen dariiq ay shacabka Soomaaliyeed ku soo gaarsiin karaan kaalmada ay ugu tala galeen in lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xarunta Aqalka Sare kula kulmay guddiga la socodka arrimaha dib-u-eegista dastuurka ee baarlamaanka. Kulanka ayaa looga hadlay heerka wada shaqayn ee ka dhaxeeya laamaha ku howlan dastuurka iyo habka looga gudbi karo caqabadaha hortaagan dhammaystirka dastuurka Soomaliya. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa tilmaamay ahmiyadda ay...
Xafiiska Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa xalay abaaro kow iyo tobankii habeeniimo  qayb ka mid ah uu dab qabsaday. Dabka qabsaday dhismaha xafiiskaasi ayaa loo qabtay hal qof, taas oo dawladda Itoobiya baareyso sababta dabkaasi keentay. Wakiilka Somaliland ku leedahay Itoobiya Amb. Cali Shoombe ayaa si...
                        Waxaa goordhow magaalada Kismaayo soo gaaray madaxda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle, ayadoo  la filayo in saacadaha nagu soo aadan uu magaalada Kismaayo soo gaaro wafdi ka socda dowlad goboleedka Puntland. Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Max'ed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)  ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha...
Waxaa soo ifbaxaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhaxgalay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku-xigeenkiisa C/xakiin Xaaji Cabdullaahi Camey. Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas oo todobaadkii hore wareysi siiyay VOA ayaa taageeray shirka Kismaayo ay ku yeelanayaan maamul gobolleedyada dalka, isaga oo sheegay in uu...
Afhayeenka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jublaand Mudane C/naasir Seeraar Maax oo wareeysi gaar ah siiyay shabakadda WARSOM ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay warar ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta Soomaalida oo sheegaya in uu baaqday shirkii Kismaayo. Afhayeenka ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ay maanta soo gaarayaan wufuuddii ugu...
Weerarradan oo loo adeegsaday Bambooyinka gacanta lagu tuuro ayaa laga bartilmaameedsaday saldhigyo ku yaala degmooyinka Kaaraan iyo Hodan ee gobolka Banaadir. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in weerarradan ka dhasheen dhaawacyo soo gaaray qaar ka mid ah ciidamadii ku sugnaa saldhigyada la bartilmaameedsaday. Ilaa saddex Askari ayaa ku dhaawacmay Bamba...
Shirweynaha Qaran ee dib-u-eegista dastuurka oo qorshuhu ahaa in uu maanta furmo ayaa dib u dhacay kaddib markii ay ka baaqdeen ka qeybgalka shirka wafuudii la filayay in ay ka yimaadaan maamul gobolleedyada dalka. Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaca ka qaaday in shirka uu...
Wasiirka wasaarada maaliyada Soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa munaasabad kooban oo si rasmi ah xilka xisaabiyaha guud ee Qaranka Soomaaliya kula wareegtay marwo Faadumo Cismaan Faarax. Gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa shirkoodii Khamiistii aynu soo dhaafnay xilkii Xisaabiyaha guud ka qaaday Axmed Muumin Siraaji oo ku dhawaad mudo shan...