Koox hubeysan ayaa goor la sheegay in ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa Jaaamacadda Farsamada (The Technical University of Mombasa) oo ku taalla Deegaanka Xeebta leh ee Kwale.
Booliska iyo goobjoogayaal ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay Labo Haween ah oo ka tirsanaa shaqaalaha Jaamacadda, iyadoo Labo Askari, Darewal...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Aadan Maalin ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil, kaddib markii rasaas lagu furay gaari uu la socday.
Guddoomiye ku-xigeenka ayaa arrintan ku eedeeyay in uu ka danbeeyo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku amar ku bixiyay...
Qaybo ka mid ah gobolka California ee dalka Maraykanka ayuu ka kacay dab si xawli ah ku faafaya oo dilay ugu yaraan 10 ruux.
Daad gurayn baaxad leh ayaa la sameeyay, ugu yaraan 1,500 oo dhismana way ku burbureen, toddobo ruuxna waxay ku dhinteen deegaanka Sonoma, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
Dad...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa sheegay in dhawaan uu bilaaban doono howlgal ka dhan ah Ururka Al-shabaab kaasoo looga saarayo sida uu hadalka u dhigay guud ahaanba dalka.
Taliyaha ayaa sheegay in wixii xiligan ka danbeeya aysan jiri doonin in laga gaabiyo waajibaadka ciidamada...
Gudoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga ee maamulka gobolka Shabeellaha hoosee Cali Nuure Maxamed ayaa sheegay in Afar ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab shalay gelinkii dambe lagu dilay wadada xiriirisa deegaanka Xaawo Cabdi iyo Laanta Buuro.
Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sheegay in raggan ay ciidamada dileen dhowr jeer oo hore dilal ka geysteen deegaanno...
Waxaa maanta la filayaan in magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyo shirka halkaa labadii cisho ee la soo dhaafay uga socday madaxda dowlad gobolleedyada.
Gabagabada shirka ayaa la filayaa in laga soo saaro war murtiyeed, waxaana Madaxda ay labadii cisho ee u dambeeyay ay yeesheen doodo aad u adag.
Qodobada shirka looga...
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ka soconaya shir halkaa uga furmaya madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada dalka ka dhisan, waxaana shirkan daah furay oo martigalinaya madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulanka furay, waxaana goob joog ka...
Kooxo hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanaayeen Ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday Koontarool ku yaala duleedka magaalada Boosaaso oo ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland.
Iska horimaad dhaxmaray labada dhinac oo socda mudo saacado ah ayaa ka dhacay goobta waxaa leysku adeegsaday hub kala duwan.
Inta la...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay madaxda sare ee Galmudug in ay wadahadal ku dhameeyaan khilaafka ka dhex taagan.
Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo nabad-galyada deegannada maamulka Galmudug islamarkaana ay...
Koox hubeysan ayaa subaxnimdii hore ee saakay waxaa ay weerar ku qaadeen gaari uu watay mas’uul sida la sheegay ka tirsanaa wasaarada gadiidka iyo duulista hawada oo lagu magacaabo Cabdullaahi Sheekh Cumar.
Weerarka lagu qaaday sarkaalkan ayaa waxaa ka soo gaaray dhaawac fudud sida ay warbaahinta u sheegeen goob joogayaal.
Warar...

















