Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in shirka Kismaayo ka furmaya oo ay ka qeybgali doonaan madaxda maamul gobolleedyada dalka ka dhisan waxba u dhimi doonin siyaasada dalka.
‘’ Waxaan rabaa in aan u sheego shacabka Soomaaliyeed, xukuumada federaalka iyo cid kasta oo daneyneysa midnimada ummada...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Khayre, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Saraakiil iyo Siyaasiyiin ayaa ka qeyb galay salaadda Janaasada ee Marxuum Gen. Maxamed Sheekh Cismaan Badmaceeye oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareykanka.
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa tacsi u diray eheladda,...
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo gaaray magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay dhamaan madaxda kale ee maamul goboleedyada in ay shirka ka furmaya kismayo ka soo qeybgalaan.
Waxa uu sheegay in shirkaan uu yahay mid muhiim ah islamarkaana looga hadlayo danaha Ummadda Soomaaliyeed sidaas darteedna loo baahan...
Dowlada Mareykanka iyo khubarro kale oo caalami ah ayaa isku raacay in ay u badantahay in Waqooyiga Kuuriya ay maalmaha fooda nagu soo hayo ay tijaabin doonto gantaalkeedi ugu danbeeyay ee ah kuwa riddada dheer.
10-ka Bisha October ayaa waxaa lagu wadaa in dalka Kuuriyada Waqooyi laga xuso, sannad guuradi...
Jimcihii shalay ayaa la sheegay in koox burcad badeed ah laga badbaadiyay markab ganacsi laga lahaa dalka Hindiya oo marayay meel u dhow Gacanka Cadmeed.
Saraakiisha howl galka la dagaalanka burcad badeeda ayaa sheegay in la fashiliyay isku day ay illaa 12 ka mid ah burcad badeedka ku doonayeen inay...
Xukuumada Washington ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay ka qaadayso cunoqabatayn dhaqaale oo ay ku soo rogtay dalka Sudan sanadkii 1997dii.
Dowladda Mareykanka ayaa tallaabadan ku tilmaamtay in ay ka dhalatay kaddib markii ay dowlada Sudan qaaday tallaabooyin ay wax uga qabanayso dhibaatooyinka iyo colaadaha ka jira qeybo...
Gollaha wasiirada ayaa shirkoodii ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay xilka uga qaadeen xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin oo loo yaqaano Siraaji.
Kulanka khamiislaha ee Golaha Wasiirada oo goor dhaw soo dhamaaday ayaa waxaa xilka looga qaaday xisaabiyaha guud, waxaana lagu magacaabay xisaabiye guud oo cusub.
Xisaabiyaha guud...
Ciidamada Ciraq ayaa magaalada Hawija iyo xaafadaha ku hareereysan ka qabsaday kooxda Daacish, inkasta oo weli dagaalo kooban ay ka socdaan bariga iyo waqooyiga magaalada, sida ay sheegeen milatariga.
Kadib qabsashada Hawija, kooxda Daacish ayaa waxa ay iminka uga hartay dalka Ciraq kaliya xaafadaha ku teedsan xuduudda dalka Syria ee...
Lix dal oo reer Yurub ah iyo Midowga Yurub ayaa kulamo kala duwan la yeeshay saddexda gudoomiye ee saddexda xisbi iyo xukuumadda, kuwaas oo kala hadlayey arrimaha doorashooyinka dhowaan ka dhici doonno Somaliland.
Shirkan ay la yeesheen saddexda xisbi waxa uu ka dhacay Hoteel Ambassador ee magaaladda Hargeysa, halka ay...
Sideed dumar ah oo ka soo wada jeeda hal qoys ayaa lagu toogtay gurigooda oo ku yaala dalka Koonfur Africa sida ay sheegeen booliiska, iyadoo dhinaca kalana kooxda weerarka geystay dab qabsiiyeen guriga.
Lix ka mid ah dadka la dilay ayeey da’doodu u dhaxeysay Sadex sano ilaa 18 sano jir,...


















