Monday, August 17, 2026
Mareykanka ayaa weydiistay Dowlada Turkiga inay soo bandhigo haddii ay heyso caddeymo muujinaya eedaha ay usoo jeediyeen shaqaalo ka tirsan qunsuliyada Mareykanka ee Turkey iyo dhowr muwaadin oo Mareykan ah oo lagu xiray dalka Turkiga. Muwaadiniinta Mareykanka ee lagu xiray Turkiga ayaa waxaa ku jira wadaad ka tirsan Kaniisadda oo...
Munaasabad lagu xusayey maalinta arragga Adduunka (World Sight day) oo ku beegneyd shalay oo taariihkdu aheyd 12-ka bisha Oktoobar ee sanadka 2017 ayaa lagu qabtay Xarunta Jaamacada Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Waxaa si wadajir ah munaasabadan u soo qabanqaabiyey Jaamacadda Banaadir iyo Isbitaalka Indhaha Al-Nuur ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay...
Ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay is rasaaseyn waxaa ay ku dhexmartay degmada Dharekeynley ee gobolka Banaadir. Is rasaaseyntan ayaa waxaa ay u dhaxeysay ciidamada xasilinta iyo ciidamo kale oo galbinayay Gaadiid Aroos lagu waday, waxaana halkaasi ka dhacay iska hor imaad kooban, oo khasaare geystay. Iska hor...
  Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in uu is casilay taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid), iyadoo Golaha Wasiirada Soomaaliya ay magacaabeen Taliye cusub oo bedela. Golaha Wasiirada ayaa magacaabay Jen. Cabdiweli Jaamac Xusseen Gorod oo loo magacaabay xilka Taliyaha Ciidamada xoogga dalka. Taliyaha cusub ee...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari, ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre xubno ka tirsan gollahayaasha dowladda iyo ms’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu maamusayay maalinta calanka oo xalay lagu qabtay garoonka kubadda cagta ee Aadan Xaaji Yabaroow Wiish. Munaasabadda oo ay wadajir u soo qabanqaabiyeen wasaradda dhalinyaradda...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Sebteembar ka furmay caasimadda dalka Argentina ee Buenos Aires, kaddib markii wasaaraddu ku guuleysatay in ay dib u soo ceshato xubinnimada buuxda ee ururkaas oo maqneyd tan iyo 1983-dii, kolkaas oo ay joogsatay...
Ciidamada ammaanka gaar ahaan kuwa xasilinta ayaa xalay Howlgal gaar ah waxaa ay ka sameeyeen xaafaddaha ku teedsan wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye. Ciidamada oo Howlgalkooda uu qaatay saacado badan ayaa waxa ay si gaar ah uga wadeen agagaarka Tabeelaha Sheekh Ibraahim, halkaasi oo habeen ka hor lagu dilay...
  Ra;iisal wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa u qabtay muddo shan maamood gudahooda in uu hogaamiyaha Catalonia ku kala caddeeyo in uu ku dhawaaqay madaxbanaani iyo in kale. Haddii hogaamiyaha Catalonia Carles Puigdemont uu xaqiijiyo ilaa isniinta in uu ku dhawaaqay madaxbanaani ayaa waxa hadana la siinayaa muddo seddex maalmood...
Guddiga Doorashada ee dalka Kenya ayaa waxay shaaca ka qaadeen in doorashada loo balansan yahay in ay dalka ka dhacdo 26 bishan ay sii socon doonto,iyada oo ay jirto in Raila Odinga uu tartanka isaga baxay. Guddiga ayaa waxa ay sheegeen in dhamaan 8 musharax ee ka qayb galay doorashadii...
War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadda shaqeyn iyo midnimo, waxaana warsxaafadeedka madaxweynuhu u muuqday mid lagu soo beegay kaddib shirka Kismaayo ugu soo dhamaaday madaxda dowlad gobolleedyada dalka. “Dhammaan madaxda dalka ee heerarka kala duwan waxaan xasuusinayaa inuu dalkeenu ku jiro dib u...