Golaha Wasiirada Puntland oo War kasoo saarey Doorashada Somaliland Amniga iyo Qodobo kale.

0
521

Maamulka Puntland ayaa mar kale uga digay Soomaaliland doorasho ka dhacda gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, sida lagu sheegay qoraal ay soo saareen gollaha wasiirada Puntland oo ku shiray magaalada Garoowe.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu soo qaaday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Siyaasada iyo Shirkii Muqdisho.

Aqriso qoraalka ka soo baxay gollaha wasiirada Puntland :

 

warsom2011@gmail.com