Monday, August 17, 2026
Ra’iisal wasaaradaha xukuumada Soomaaliya oo xalay khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu maamuusiyay maalinta calanka ayaa si kulul uga hadlay marxalada siyaasadeed ee dalka. Waxaa uu sheegay ra’iisal wasaaraha in Umadda Soomaaliyeed ay u bidhaantay rajo iyo iftiin muddo dheer ay sugayeen sidaa daraadeed qofna laga yeeli doonin sida uu hadalka...
                        Shir wadatashi ah oo madaxda dowlad goboleedyada dalka maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeeyay ayadoo laga soo saaray war murtiyeed ka kooban ilaa 16 Qodob. War murtiyeedka shirka ayaa u qornaa sidan; Shir wada tashi ah oo socday mudadii u dhexeeysay 08-10-2017, laguna qabtay magaala madaxda...
                        Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo qaban qaabiyey xaflad lagu xusayey Maalinta Dhimirka Adduunka oo ku beegneyd Shalay (09 October 2017)  taasoo lagu qabtay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar. Xafladaas oo uu soo diyaariyey Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ay kamid ahaayeen:...
  Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya mudnaanta koowaad siineyso arrimaha dib-u-heshiisiinta. Wasiir Juxa ayaa sheegay in wax yaabaha leysku hayo yihiin kuwo kala gadisan laakiin guud ahaan marka la eego u baahan in laga wada hadlo si leyskula meel...
Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar ku qaaday saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deeaan u dhaw degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Saldhiga ciidamada dowladda ee weerarka lagu qaaday ayaa ku yaala waddada isku xirta Balcad iyo degmada Afgooye, gaar ahaan deegaanka Basra galbeedka ka...
Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyey tiradda rasmiga ah ee iska diwaangalisay inay codbixin karaan, taas oo noqotay wadarta guud ee tiradda codbixiyeyaasha toddoba boqol , afar kun iyo sagaal iyo sdeetan qof (704,089). Guddida doorashooyinka ayaa shaaciyey dadka iska diwaangaliyey degmooyinka iyo goboladda Somaliland ka kooban tahay, waxaanay kala yihiin...
 Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalim Caliyow Ibroow ayaa sheegay in ay wax ka qabanayaan fatahaadda uu inta badan sameeyo Wabiga Shabeelle. Wuxuu sheegay arrintan in ay iskala shaqeyn doonaan Wasaaradaha maamul goboleedyada ee mataanaha la ah Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka. Sidoo...
Wasaaradda amniga dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu soo hagaagayo amniga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana ay ugu baaqday shacabka in ay la shaqeeyaan ciidamada. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Axmed Maxamuud Sayid Carab ayaa sheegay in howl galada xasilinta ee ka socday magaalada Muqdisho uu suura geliyay in hubkii cuslaa ee...
 Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay isaga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka in ay ka hareen tartanka doorashada Madaxweynaha ee dhammaadka bishan. Wuxuu sheegay in dalabaadkooda aan la aqbalin kaddib go’aankii maxkamadda ee ay ku laashay doorashadii bishii August. Isbeheysiga mucaaradka ee Kenya ayaa dalbaday in qaar ka mid...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa kulan la yeeshay Safiirka Safaaradda dalka Qadar ee Soomaaliya Danjire Hassan Bin Hamza Asad, kulankaas ayaa ka dhacay Xarrunta Safaaradda dalka Qadar ee Magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa looga hadlayay qodobo dhowr ah oo ku saabsan heshiisyadii u dhexeeyay...