Monday, August 17, 2026
  Waxaa saakay inta badan xiran jidadka muhiimka ah ee caasimada iyo goobaha ganacsiga, waxaana soconaya gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe. Wadada Maka Al-Mukarama ayaa meelo badan ka xiran, laga soo bilaabo Isgoyska Sayidka illaa KM4, sidoo kale wadada Wadnaha ayaa meelo ka mid ah...
  Wali waxaa ka soconaya Agagaarka halkii uu ka dhacay qaraxii shalay ee Isgoyska Zoobe gurmadka loo fidinayo dadkii ay wax yeeladu ka soo gaartay qaraxa. Meydadka tiro ka badan 5 ruux ayaa saacadihii hore ee saakay laga soo saaray gudaha dhismayaasha ku bur buray qaraxa oo wali la rumeysan yahay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah oo ku aadan musiibadii shalay ka dhacday Isgoyska Zoobe, halkaasoo gaari xamuul ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay. Madaxweyne Farmaajo oo xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku...
Iyadoo wali ay adag tahay in dhab ahaan la ogaado tirada rasmiga ah dadka ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa warar hor dhac ah oo soo baxaya waxaa ay sheegayaan in tirada dhimashada ay hadda kor u sii dhaafeyso 100 ruux Qaraxa oo ahaa mid lagu fuliyay...
                                  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed oo tagay halka uu ka dhacay Qaraxii xoogaana ee gil-gilay Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa wixii dhacay ku tilmaamay musiibo, isagoo dalbaday in si deg ah loo soo gaaro dadka waxyeelada gaartay. " Intii dhimatay Alla Ha'unaxariisto,...
 Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga dareemay caasimada ayaa ka dhacay meel aan wax badan ka fogeyn Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Wali si rasmi ah looma oga halka bartilmaameedu ahaa , waxaana soconaya gurmad xoogan oo loo fidinayo dad ay wax yeeladu soo gaartay. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in subaxnimadii hore ee saakay isaga baxeen deegaanka Barriire re ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ka bixintaanka ciidamada dowladda ee deegaanka Barriire ayaa aheyd mid lama filaan ku noqotay dadka deegaanka. Ciidamada militariga ayaa u jiheystay dhinaca degmadaAfgooye iyo xerada Laanta Buuro, waxaana wararku sheegayaan in...
Xildhibaannada gollaha shacabka ayaa lagu wadaa in ay manta yeeshaan fadhigoodii caadiga ahaa kaa looga hadli doono qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin heshiisyo dowladdu gashay. Gaar ahaan Xildhibaannada ayaa kulankooda maanta oo Sabti ah uga hadli doona heshiiska Isdhaafsiga Maxaabiista ee dowladdaha Soomaaliya iyo Hindiya. Xildhibaanada Gollaha Shacabka...
 Guddoomiyaha gobolka Nuugaal ee dowlad gobolleedka Puntland Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay siyaasiyiin lagu xiray magaalada Garoowe. Guddoomiyaha ayaa sheegay shaqsiyaadka la xiray baalmareen sharciga iyo dastuurka Puntland islamarkaana sameysteen sida uu hadalka u dhigay madal ama Urur aan meelna ka waafaqsaneyn sida uu hadalka...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay baaqii Madaxweyne Farmaajo ee midnimada iyo wadashaqeynta hay’adaha dawliga ah ee heer Federaal iyo heer dawlad Goboleed. Xukuumadda ayaa sheegtay in ay ka go’antahay xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta dawlad goboleedyada, islamarkaana qosheynayaan in ay sii socdaan shirarka gollaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay ku yeelanayaan xarumaha...