Sunday, November 8, 2026
Weerarka ayaa la sheegay in uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Shimbir Faadumo oo ku yaal koonfurta magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari Kenya.   Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in inta ay ogyihiin ay weerarkaasi ku dhinteen laba qof oo rayid ah, sedexda...
                        Xisbiga Minimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Kamid ah Axzaabta Siyaasadda Dalka Ka Jira ayaa Maanta Shir ay Isugu Yimaadeen Xubno iyo Madaxda Xisbigu Waxey Go'aansadeen in laga Qayb galo U gurmashada Dadka Fatahaadda Wabiyadu Saameysey,Gaar ahaan G/hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo Dhamaantood Hoostaga Maamulka Hirshabeele. Shirka oo uu Shir gudoominayey Gudoomiyaha...
                    Wafdigan Maanta gaaray Magalada Baladweyne ayaa waxaa hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna kusimaha Ra'iisul wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, waxana garoonka diyaaradaha Beledweyne ku so dhaweyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, iyo xubno isugu jiro Maamulka Gobolka Hiiraan, Odayaal, Dhalinyaro, Culimaa'udiin, Haween iyo Saraakiilsha Ciidamada. Wafdigan oo...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya ay sababaan “Wakiillo ajnabi ah” kuwaa oo uu xusay in ay doonayaan in ay xasiloonid darro iyo kala qo-qob ku sameeyaa Soomaalida.   “Gobolka ma ahan mid xasiloon, Soomaaliya waxaa ay ku jirtaa dhibaato, taasoo inta badan ay ku...
      Wararka Naga soo gaarayo Magalaada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa sheegayo in Ra’iisal Wasaaruhu uu u gudbiyey farriintiisa ah in hadda ay jirto rajo badan oo ay Soomaaliya ka soo ka banayso, xaaladihii kala duwanaa, ee uu Dalka soo maray taasina ay uga wacantahay sida ay Safiirrada Midowga Yurub...
                    Ku simaha wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ahna wasiir kuxigeenka wasaaraddaasi mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ugu hambalyeeyay wariyeyaasha Soomaaliyeed maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya heerka ay ka taagantahay xoriyadda hadalka ay ka wanaagsantahay dalal badan oo Afrika ku yaal,...
                        Maamulka Gobolka Benaadir iyo wasarada dhalinyarada iyo sportiga dowlada soomaliya oo iskashanaya  ayaa Waxa ay usameyen   cayaartooyda   munaasabad soo dhaweyn ah  iyo sidoo kale abaal marin 10,000 oo dollar oo maamulka ugu talagalay ciyaartoydaasi sidoo kale waxaa munaasabadaan kusugnaa Ra'isul Wasaara kuxigeenka dalka wasiiro iyo xildhibaano katirsan dowlada soomaaliya,...
                      Dableey hubeysan xaruunta ICRC ee magaalada Muqdisho ka af-duubtay gabar u shaqeysa hay’adda ICRC “Waxaan aad uga walwalayaa nabadgalyada Gabartaan u dhalatay dalka Jarmalka” ayuu yiri Daniel O’Malley oo ah ku-xigeenka madaxa qaybta ICRC ee dalka Soomaaliya. "Waxay ahayd kalkaaliye caafimaad oo maalin waliba u soo taagneyda in ay hurmariso caafimaadka...
                                      Kooxo hubeeysan oo aan heytooda la aqoon ayaa magaalada Muqdisho ku dilay gabar u shaqeyn jirtay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ehelladeeda iyo Booliska. Mid kamid ah qaraabada gabadha la dilay oo lagu magacaabo Maryan C/laahi ayaa sheegtay in gabadha la toogtay xilli ay ku...
                          Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay  Dalka Koonfur Afrika ka dib markii sida la sheegay ay Koox burcada ah weerar ku qaadeen goob ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali ah oo ku taala deegaanka Zonkizizwe oo qiyaastii 35 km ka xigta dhinaca Koonfur magaalada Johannesburg. Kooxda Burcadda ah  ee dilka...