Sunday, November 8, 2026
                          Ilaa iyo 10 Iskuul oo ku yaalla Magaalada Beledweyne ayaa ka baaqan doona Imtixaanka Dalladda sida ay sheegeen Maamuladda Iskuulladda Magaalada Baledweyne sababtuna waa Biyaha Fatahaada uu xarumaha Dhax fadhiyo. Qaar ka mid ah maamuladda Iskuuladda waa Xaqiijiyay in Maanta ay imtixaanka dalladda ay ka baaqan doonaan in ka badan...
                          Kulanka ayaa ahaa mid looga wada hadlayay qaabka ugu wanaagsan ee Ganacsatada Soomaliyeed uga qeyb-gali lahaayeen shirka maalgashiga Somali-Turkey Forum ee sannadlaha ah oo lagu wado in uu ka dhaco Dalkaasi iyo waxyaabaha lagu soo bandhigayo. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirkiisa Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa...
                                              Ayadoo kulan ay dhawaan yeesheen golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland qodobadii kasoo baxay ay kamid ahayd dib u howlgelinta garoomada diyaaradaha magaalada Afmadow iyo Dhoobleey ayaa waxaa maanta markii ugu horeeysay magaalada Kismaayo ka duulay diyaarad siday rakaab iyo masuuliyiin ka tirsan Jubbaland. Duulimaadyada Degmada Afmadow iyo deegaanka Dhoobleey ayaa...
                          Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Shiinaha ayaa waxaa ka qeybgalay madax iyo ganacsato ka socotay dalalka ku yaal qaaradda Afrika, ayadoo dal walba uu soo bandhigi doono wax soo saarkiisa iyo kheyraadka uu eebbe ku maneystay. Shirka ayaa waxaa daahfuray madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Criral Ramaphosa, ayadoo ay goobjoog...
                    Deeqdan Raashinka ah oo ay Shirkadda Dahab-shiil Group maanta soo gaarsiiyeen Dadkii ka Barakacay Fataahaadda Wabiga Shabelle ee Magaalada Beledweyne ayaa loogu qeybiyay  deegaanka Ceel-jaalle oo ah halka dadka ugu badan ay ku barakaceen. Maamulka Shirkadda Dahab-shiil Group ee Gobolka Hiiraan  Xaaji Cismaan Dhagaxow ayaa sheegay  in Kaalmadan la gaarsiin...
                    Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayay Shirar isdabo joog ah oo looga hadlayay amniga Gobolka Banaadir, Kulamadaasi ayaa inta badan lagu gorfeynayay sidii  wax badan looga qaban lahaa Amniga, Hadaba xukuuamdda Federalka Soomaliya ayaa qorsheyneysa in amniga magaalada Muqdisho iyo xasidoonida gobolkaasi si  ay uga qeyb qaataan ciidamo...
                        Xarunta Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ee magaalada Dhuusa-mareeb ayaa xalay waxaa lagu qabtay munaasabad loogu dabaal degayay sanadguuradii 1-aad ee ka soo wareegatay markii madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf  loo doortay Madaxweynaha Galmudug. Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen Wasiirro, Xildhibaanno, Saraakiil ciidan iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka...
                        Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ oo gacan ka helaya xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM)  ayaa waxa uu xaflado kala duwan oo lagu xusayay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ku qabtay lix magaalo oo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya. Xafladda ugu weyn ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Muqdisho Beerta Nabadda, waxana...
                        Maamulaha Shirkada Dahab-shiil Group Cabdirashiid Ducaale ayaa BBC-da u sheegay in ay deeq Cuno ah oo isugu jirta Bariis Sonkor bur iyo saliid.gaarsiinayaan Dadka ay saameeyeen fatahadihii webiga Shabeelle ka geystay Baladweyne ee ku barakacay magaaladaasi iyo deegaanada ku dhow dhow. Cabdirashiid Ducaale ayaa sidoo kale waxaa uu ugu baaqay...
                      Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalkaasi, Charles Michel. Labada Ra'iisul Wasaare, Khayre iyo Charles Michel oo kulan gaar ah yeeshay ayaa ka hadlay arimo muhiim...