Wafdigan ka socda wasaaradda ganacsiga Soomaaliya, kuwa dowlad goboleedyada iyo rugaha ganacsi ee dalka ayaa dalka Turkiga uga qeybgali doona shir dalkaasi ku dhex mari doona ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa Turkiga, kaa oo diiradda lagu saari doono sidii la isaga kaashan lahaa dhinacyada ganacsiga iyo sidii ay ganacsatada dalkaasi...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowlada Federalka Soomaaliya, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah uga shaqeeynayaan qabanqaabada Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka.
Guddiyadan sedexda Dhinac ah ayaa waxaa dhawaan loo xilsaaray Diyaarinta iyo qabanqaabada Shir-weynaha...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in Dowlada Imaaraadka Carabta ay Umadda Soomaaliyeed u fududeeyso arrimo badan sida dal ku galka Dalkaasi iyo degenaanshaha, Hadalka ayaa lagu shaaciyay war saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.
War saxaafadeedka ayaa looga mahadceliyay Dowlada Imaaraadka Carabta tallaabooyinkan, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen khilaaf...
Ciidamada Booliska ayaa sheegay in ku raad-joogaan islamarkaana ay gacanta kusoo dhigi doonaan Waqti dhaw ilaa 3 Ruux oo la sheegay in ay qoraan dhalinyaradda, kuwaasi oo la tilmaamay in ay ku sugan yihiin Gobolka Xeebta ah ee Kenya waxayna intaasi ku dareen in ay ka raadinaya Deegaanada Kilifi...
Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in kaalin muuqata ay ka qaadan doonto fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka tirsan gobollada dalka, kuwaa oo ay ku baaba’een dalagyo ay beerteen beeraleey Soomaaliyeed islamarkaana sababay barakac.
Raysul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in xukuumaddu ay ugu...
Shirkan oo ay ka qeybgali doonaan dalalka midowga Yurub iyo kuwa daneeya arimaha Soomaaliya ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladaha dhinacyada ammaanka iyo dhismaha ciidanka qaranka Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa shirkaasi la tagi doonta qorshaheeda dhismaha ciidamada iyo la dagaalanka kooxaha dowladda kasoo horjeeda.
Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay safiirka Soomaaliya...
War ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya iyo Madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ayaa loogu hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlmaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
Ambassador Madeira ayaa hadal kooban ku yiri “Doorashada nabdoon ee Golaha Wakiilada Shacabka iyo guusha ayaa mar...
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir, gelinkii dambe ee maanta ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay haweeneyn ka tirsaneyd hay’adda WHO.
Gabadha la dilay oo lagu magacaabi jiray Maryan Cabdulaahi Max’uud ayaa waxaa ay u shaqeyneysay hay’adda caafimaadka Aduunka Qaramada Midoobay ee WHO.
Goob-joogayaal ayaa warbaahinta...
Hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay ayuu xalay qaatay roob weyn oo ka da’ay magaaladda Hargeysa, taas oo sababtay geeridda hal qof, halka mid kalena la waayey nolol iyo geeri ka uu yahay.
Labaddii caruurta ahaa midna wuu geeriyooday kii kalena illaa hadda waa la raadinayaa, halka hooyadii...
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey uqaabilsan soomaaliya Ambassador Micheal Keating ayaa hambalyo waxaa uu udiray afhayeenka cusub ee Golaha shacabka, kaa oo shalay Muqdisho lagu doortay.
Ambadr Keating ayaa sidoo kale ku amaanay xildhibaanada Golaha shacabka qaabka daah-furnaanta leh ee ku guteen waajibkooda.
Dhanka kale Micheal Keating ayaa u mahad...


















