Wednesday, August 5, 2026
Dowladda Kenya ayaa dammiin lacageed oo gaaraya 50,000k.sh oo u dhiganta $387,15 kusii daysay Labo dhalinyaro Soomaali ah oo loo haystay inay sharaf dhac u geysteen calanka dalka Kenya. Carruurtan oo aan qaan-gaarin ayaa lagu wareejiyay qaraabadooda Kenyaanka ah, waxaana loo sheegay in labadan carruurta ah ay soo saaraan maxkamad...
Dowladda Qatar ayaa markale muujisay sida ay uga go'an tahay inay sii waddo taageerada farsamo ee lagu xoojinayo awoodda Soomaaliya ee dhinaca xuquuqda aadanaha, si Soomaaliya uga mira-dhaliso waajibaadkeedi qaran iyo mid caalami ah, iyadoo la waafajinayo mudnaanta iyo baahiyaha uu leeyahay. Bayaankan ayaa waxaa ka jeediyay Jassim Ibrahim Al-Malki,...
Qalalaase saacado socday ayaa saaka ka dhacay magaalada Saylac ee Somaliland, kadib markii qaybo ka mid ah dadka deegaanku ay diideen in magaalada lagu qabto munaasibad lagu waynaynayo Xeer Ciise, oo dhawaan hay’adda UNIISCo u aqoonsatay inuu yahay dhaxal aadame oo muhiim ah. Mid ka mid ah beelaha reer Saylac...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa xubnaha siyaasiyiinta Mucaaradka ah ugu digay iney markale tagaan Saldhigyada ciidanka Booliiska Soomaaliya. Wasiir Xasan Macalin ayaa ugu baaqay Mucaaradka ineysan qaadin talaabooyin wax u dhimamaya amniga, islamarkaana naftooda halis galin kara. "Mucaaradka waxaan leeyahay ha tagina Saldhigyada ciidanka Booliiska...
Safaaradda Sweden ee Soomaaliya ayaa mas'uuliyinteedi ugu baaqday kulan degdeg ah, kadib markii ay soo baxeen warbixino sheegaya in heshiis qarsoodi ah ay wada galeen dowladda Sweden iyo dowladda Soomaaliya, kaasoo dhigaya in dadka Soomaalida si khasab ah looga masaafurinayo Sweden laguna soo celiyo Soomaaliya, taa beddelkeedna ay Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuc ballaaran oo koronto-gelin ah oo lagu gaarsiiyay 150 xarumo caafimaad oo ku kala yaalla gobollada dalka, iyadoo adeegga korontadaasi lacag la’aan lagu bixiyay. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in dadka Soomaaliyeed ay muddo dheer u...
Dowladda Jabuuti ayaa markale muujisay sida ay uga go’an tahay taageeridda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, iyadoo ku dhawaaqday qorshe ay kusoo dirayso ciidamo dheeraad ah si ay uga hortagaan hanjabaadaha joogtada ah ee ay wadaan kooxda Al-Shabaab. Wakiilka joogtada ah ee Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay, Mohamed Siad Doualeh, ayaa...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ka fuliyeen deegaanka Waab wayn oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Ciidamada Macawiisleyda ayaa la sheegay in deegaankaasi ay dagaal culus kula galeen xubno ka tirsan maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab oo halkaasi ku...
Puntland ayaa sheegtay inay dishay kooxdii  Daacish u qaabilsanayd miino dhigista, kuwaas oo la sheegay in ay ka dambeeyeen qaraxii dhawaan lagu dilay Taliyihii Guutada 2-aad ee Daraawiishta Puntland, Gen. Qalyare. Howlgal shalay ka dhacay deegaanka Dhasaan oo katirsan buuraha Calmiskaad ayaa lagu dilay 7 xubnood oo ka tirsan kooxdan,...
Charles “Abbey” Mwesigwa, oo ah muwaadin Yugaandhiis ah oo BBC-du khashiftay in uu madax ka yahay shabakad sharci-darro ah oo haweenka ku xadgudubta, ayaa lagu xidhay magaalada Dubai kadib markii baadhitaan ballaadhan oo ay sameeyeen wariyeyaasha BBC Africa Eye lagu iftiimiyay hababka uu u adeegsado marin-habaabinta gabdhaha da’da yar...