Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay dhigiisa madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump oo Xalay casho sharafeed ku maamuusay Madaxda ka qaybgashay meertada 80-aad ee Qaramada Midoobay.
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid noqday Madaxda sawir xusuuseedka la gashay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo Marwadiisa kadib...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa ku guuleysatay hawlgal qorsheysan oo ay ku qabteen qof asal ahaan Soomaali ah balse haysta dhalashada mid kamid ah dalalka Yurub.
Qofkan ayaa lagu eedeeyay in uu si sharci-darro ah uga shaqeynayay tahriibinta dadka, gaar ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed, kuwaasoo lagu daabulo waddamo kala duwan iyada...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan muhiim ah kula qaatay Safiirada dalalka saaxiibada caalamka ee Soomaaliya xiriirka dhow la leh.
Kulanka ayaa ahaa mid diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, taageerada dib u habeynta Maaliyadda iyo horumarinta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socda ururka Jaamacadda Carabta, kuwaas oo dalka u yimid hirgalinta mashruuc weyn oo lagu taageerayo Manhajka waxbarashada dalka iyo horumarinta Afka Carabiga.
Kulankan oo ahaa mid muhiim ah ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxa uu uga mahadceliyey Jaamacadda...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ciidamada Masar lagu dejin doono gobolka Shabeellada Dhexe, gaar ahaan inta u dhexeysa degmooyinka Balcad iyo Mahadaay.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale beeniyay warar horey warbaahinta loogu faafiyay oo sheegayay in ciidamada Masar loo diri doono gobolka Gedo, halkaas...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay sadax ka mid ah saraakiisha sar sare ee kooxda u qaabilsaneyd gobolka Hiiraan.
Howlgalkan ayaa ahaa mid si gaar ah ay u fuliyeen ciidanka Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhoweysay bayaanka rasmiga ah ee kasoo baxay Jamhuuriyadda Masar oo markale adkeeysey isku-duubnida buuxda ee Masar ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed, iyo taageerada joogtada ah ee ay siiso dadaallada Soomaaliya ee ku aaddan xasilloonida, nabadda, iyo horumarka.
Qoraal rasmi ah...
Markab xamuul oo ka ambabaxay magaalada Jamnagar ee gobolka Gujarat ee dalka India, islamarkaas kusii jeeday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa dab xooggan uu ku qabsaday xeebaha Gujarat.
Markabkan ayaa la sheegay inuu siday badeecado gaaraya 950 tan oo bariis ah iyo 100 tan oo sonkor ah oo...
Wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal oo maanta Garowe kusoo laabtay tan iyo markii looga guulaystay doorashadii madaxtinimada Puntland ee 2024, ayaa sheegay inuu Dowladda Federaalka keenayo Garowe, haddii uu madaxweyne Deni Garowe keeno mucaaradka dowladda.
Xasan Shire Abgaal oo lagu tiriyo siyaasiyiinta Puntland ee xiriirka dhow laleh Dowladda...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay nidaamka cusub ee dowladdiisa ku hirgalisay Barnaamijka E-visa ee maalmihii la soo dhaafay sida weyn u hadal hayeen bulshada Soomaaliyeed.
Madaxweynaha oo Xalay Khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay munaasabad Xukuumadda DanQaran kusoo bandhigtay guulaha ay gaartay...


















