Ciidanka amniga Puntland ayaa baaritaanno joogta ah ka wada magaalada xarunta ah ee Garoowe.
Ciidanka ayaa baaraya gaadiidka,iyadoo waddooyinka qaar lagu arkayay habeennadii u dambeeyay ciidammo ku sugan, kuwaas oo bacaha madow gaadiidka ka fiiqaya,kana baaraya hub.
Howlgalka ayaa saraakiisha waxaa ay ku sheegeen in xarunta Puntland ay isku diyaarinayso doorashada...
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdalla ayaa maanta isku shaandheyn uu ku sameeyay golihiisa wasiirrada waxaa xilkii looga baddalay mid ka mid ah xubnihii ugu caansanaa uguna awoodda badnaa xukuumadda.
Caadil Al Jubeyr oo ahaa wasiirkii arrimaha dibadda ee dowladda Sacuudiga ayaa hadda laga dhigay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, xilkaas oo...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, Marwo; Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa maanta soo xirtay shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed.
WARMURTIYEEDKA
SHIRWEYNAHA QARAN EE DHALINYARADDA (SANNADKA 2AAD)
Shirweyhanaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed sannadka 2aad wuxuu ka dhacay magaalada Muqdishu 26¬27 December 2018 waxaana isugu yimid ergooyin matalaaya dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka kala yimid...
Qarax gaari lagu xiray ayaa goor dhow ka dhacay Xaafada 1 Maajo degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, iyadoo hal qof uu ku dhaawacmay.
Gaariga qaraxa lagu xiray ayaa ahaa gaadiidka yar ee loo yaqaano raaxada, waxaa ku dhaawacmay darawlkii watay oo kaliya sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo goobta...
Wasaarradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegtay maamulka Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir, waxaana wasaarada isbitaalkan u magacawday maamul cusub.
Wareegto ka soo baxday Wasaarradda ayaa lagu kala diray maamulkii hore ee Isbitaalka, Waxaana Wasaarada soo magacawday Agaasime cusub iyo sidoo kale guddiga Maamulka iyo Kormeerka Isbitaalka...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan deg deg ah la qaatay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka BFS, maalin ka hor dib u habeyn lagu sameeyay.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Guddiyada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa shir Guddoominayay Maxamuud Siraaji oo Shalay loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda...
In ka badan 10 ruux oo ay ka mid ahaayeen Carruur iyo Haween ayaa ku dhintay dagaal culus oo maalintii shalay deegaanka lagu magacaabo Kaxandhaale oo dhaca xadka gobolka Galguduud iyo Ismaamulka Soomaalida ku dhaxmaray labo maleeshiyo beelleed.
Odayaasha deegaanka ayaa sheegay in dagaalkii shalay uu ahaa mid culus oo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo haweeneyda koobaad Melania Trump ayaa booqasho aanan la shaacin waxa ay ugu tageen ciidammada Mareykanka ee ku sugan waddanka Ciraaq.
Waxa ay halkaas u safrene "xilli dambe habeenkii loo dabaaldegaayay Kirismas-ka" si ay ciidammada uga mahadceliyaan "adeegooda, guushooda iyo sida ay naftooda u hurayaan", Aqalka...
Ra'iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf ay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya u sameeyay kooxda kubbadda cagta Som United ee dalka Sweden ka timid, Kuwaasi oo Muqdisho u jooga ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho sidii ay qeyb uga qaadan lahaayeen.
Khayre ayaa kooxda Som...
https://youtu.be/tzHV_ybJGu4


















