Monday, November 9, 2026
Wasiirka Gaashaandhigaa Somaliland iyo Taliyaha ciidanka Militeriga  Somaliland  oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa  sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan Puntland hadii ay joojin waydo tuur-tuurka  ay ciidanka  Somalialnd ku hayso. Taliyaha Ciidanka Militeriga Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taanni ayaa sheegay in muddo sanad ah ciidanka jiida hore ee deegaanka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo maanta isaga oo xiran Tuutaha ciidanka, islamarkaana ay wehlinayeen saraakiisha ciidamada Jubbaland waxa uu booqday deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii 45 KM dhanka galbeedka kaga beegan Kismaayo, halkaa oo fariisin u ah ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM gaar ahaan ciidanka...
Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay. Waxaa xilka ku wareejiyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Miye oo ahaa ku-simaha Madaxweynaha tan iyo markii uu xilkaa iska casilay Shariif Xassan Sheekh Aadan. Wuxuu sheegay in maanta uu si...
Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho galabta ku doortay guddoonka guddiga maaliyada. Xildhibaan Maxamuud Siraaji ayaa loo doortay guddoomiyaha guddiga maaliyada, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka. Xildhibaan Aamino Sheekh Cusmaan ayaa loo doortay guddoomiye ku xiggeenka guddiga maaliyada, miisaaniyadda iyo qorsheynta...
Israsaasayn ka dhacay Bariga magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool ayaa laba nin ku dhinteen oo ka mid ah labadii kooxood, waxaana ku dhaawacmay sida la sheegay wiil arday ah oo goobta marayey. Is rasaasayntan oo daba socotey fallal dil ah oo xili hore ka dhacay goobo ka mid ah degmada...
Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta guddo gallay doodda miisaaniyada Qaranka, waxaana golaha ka hor akhriyey guddidda dhaqaalaha oo sheegay inay miisaaniyada ka saareen lix wasaaradood oo cashuuro ay kordhiyeen ku soo daray miisaaniyadda. Sidoo kale, guddida dhaqaaluhu waxay soo jeediyeen inay dabagal ku sameynayaan mashaariicdii ku jirtay sanadkii 2018-ka wixii...
Ururada shaqaalaha iyo dadka u oleelaya bulshada rayidka ee dalka Suudaan ayaa ku baaqay dibadbaxyo loo wada dhan yahay oo lagu codsanayo inuu iscasilo madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir. Dadkan waxay codsanayaan inuu xilka ka dego madaxweynha isla markaasna la sameeyo dowlad kumeel gaar ah. Waxaa ay qorsheynayaan inay dibadbaxyo ka...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda Soomaaliya maanta ay ku sugan tahay iyo waliba Arrimaha ku aadan Isdhexgalka dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxaa uu sheegay in faragalintii ay dowlada Itoobiya  ay ku sameysay Soomaaliya sanadkii 2006 ay dhalatay Caqabad weyn oo...
Wasiirka Macdanta dalka Eritrea General Sibhat Efrem oo ah shaqsi saameyn badan ku leh xukuumadda Asmara, ayaa lagu waramayaa in si xun loo dhaawacay. Wasiirka ayaa la sheegay in qof hubeysan uu ku toogtay meel aan ka fogeyn gurigiisa magaalada Asmara, waxaana wararka la helayo sheegayaan in nin hubeesan uu u ganbaday...
Qoraal ka soo baxay Xafiiska guddoomiye ku-xigeenka Maaliyada maamulka gobolka Banaadir ayaa shaqada looga joojiyay guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Axmed Maxamed Xassan Geedoow. Shaqo joojinta guddoomiyaha degmada ayaa loo cuskaday wax is daba-marin iyo musuq maasuq uu dalka dibedda uga maqan yahay guddoomiyaha shaqo joojinta lagu sameeyay. Qoraalka ayaa lagu sheegay in...