Monday, November 9, 2026
Ugu yaraan 22 dhinacyadii dagaallamay ah ayaa ku dhintay dagaal culus oo maalintii shalay ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab ku dhaxmaray deegaanka Goofguduud ee gobolka Baay. Dagaalka waxaa ku dhintay oo lagu dilay 14 ka tirsan xoogagga Al-shabaab, halka ciidamada dowladda uga dhinteen 8...
Waxaa xaaladda degenaasho laga soo sheegayaa deegaanka Kaxandhaale ee xadka gobolka Galguduud uu la wadaago dalka Itoobiya oo labadii cisho ee la soo dhaafay ay ka socdeen dagaallo culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed. Wafdiga uu horkacayo Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye iyo xildhibaanno ka tirsan labada...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in oo Axad ah Taariikhduna tahay 30/12/2018, kulan ku yeeshaan xaruntooda Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ah u codeynta Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019-ka. Sidoo kale ajendayaasha Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa kamid ah u codeynta...
Dhawaan ayuu Taliyaha Xogga Dalka Soomaaliya Jen. Indha Qarshe Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Taliye Qaybedyo Ruug Caddaa ah oo Qaarkood aan Dalka Iyo Debedda Laga Heli Karin Kuwaasoo Bud Dhid u ahaa Jiritaanka Dawladda Federalka ah ee Maanta Jirta,Taliye Qaybeedyadaas Waxaa Kamid ah Taliyihii Qaybta 60'aad Jen.Ibraahim Yaraw,oo...
Toban sanno ayaa laga jooga markii maanta oo kale madaxweynihii dowladda kumeelgaarka ahayd ee Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed is-casilaaddiisa ka horjeediyay Baarlamaanka oo xilligaas fadhigiisa ahaa Baydhabo. Waxaa uu marka sabab uga dhigay is-casilaaddiisa dhowr qodob oo kala ah in Axdiga u degsan dowladda oo la baal-maray, isla markaana la...
Xildhibaanadda Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyey odoroska miisaaniyadii qaranka ee 2019-ka, waxaanay ka kooban tahay lacag dhan: 2,334,320,463, 251 (Laba tiriliyan, saddex boqol Afar iyo soddon Bilyan, saddex boqol iyo labaatan milyan, Afar boqol iyo saddex iyo lixdan kun, laba boqol iyo kow iyo konton) Somaliland shilling oo...
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Soomaaliya Baashi Yuusuf Axmed ayaa wax aan loo dul qaadan karin ku tilmaamay in dadka shacabka ee ku dhaqan deegaannada ay dowladdu maamusho Garsoor u doontaan Maxkamadaha Al-shabaab. Gudoomiye Baashe ayaa ugu digay dadka u doonta Al-shabaab Garsoorka in ay wajahi doonaan cawaaaqibkeeda oo uu sheegay in...
Guddiga amniga doorashada Puntland oo Garoowe ku shiray ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan adkaynta iyo xoojinta amniga , si baa la yiri looga hortago wax kasta oo carqalad iyo amni darro keeni kara xilliga doorashada Baarlamaanka iyo madaxweynaha. Qodobbada shirka ka soo baxay ayaa waxaa ka mid ah in...
Wararka naga soo gaaraya gobolka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen afar askari oo ka tirsana ciidamada dowladda Soomaaliya iyo qof dumar ah oo ka tirsaneyd dadka degmada Goobjoogayaal ayaa sheegay in saddexda Askari ee la dilay waqtigaa ku howlanaayeen Uruurinta canshuurta...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay Qarax la dhigay ilinka hore ee guriga guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim Baadiyoow ee magaalada Beledweyne gaar ahaan xaafadda Kooshin. Qarax ayaa ahaa nuuca miinada laga hago ramuudka oo la dhigay guriga Iridiisa laga soo galo, waxaana uu dhaawac...