Sida Lala Wada Socdo Waxaa La Meelmariyey Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo ay Soo Diyaarisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta,Waxaana La Dhisey Guddi Maamulaya Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya,Hadaba Dadka Soomaaliyeed Waxba Kalama Socdaan,Sida Gudigu U Dhisanyahey,iyo Musumaasuq Baahsan oo Hay'addaas Kajira,iyo Waxyaabo Xagga Maamulka ah oo ay Wasaaraddu Sameysey.
La Soco Waqtiyada...
Madaxii hore ee ololaha doorashada madaxweyne Donald Trump, Paul Manafort ayaa xog ku saabsan codadka ra’yiga dadweynaha la wadaagay qof xiriir la leh sirdoonka Ruushka, sida ay shaaca ka qaadeen waraaqo maxkamadeed oo la diiwaan geliyey talaadadii.
Shaac ka qaadistan ayaa sii xoojineysa caddeymo isa soo taraya oo muujinaya in...
Madaxwaynaha Maraykanka ayaa jeediyey khudbad uu kaga hadlayo xaaladda ismari waaga ah ee ka taagan Maraykanka, tan iyo markii lagu guul daraystay in la ansixiyo miisaaniyadda dawladda ee sanadkan 2019-ka.
Donald Trump waxa uu sheegay inuusan wali ka tanaasulin doonistiisa ku aadan in miisaaniyadda dawladda loogu daro in ka badan...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi ayaa kormeer ku tagay degmada Afgooye.
Kormeerka Taliyeyaashan iyo Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ayaa la xiriira u kuur gelida xaalada amniga degmadaas oo maalmihii la soo dhaafay ay howlgalo ka socdeen.
Afgooye waa degmada...
Wakiilka gaarka ah Urur Goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Puntland, Siciid Maxamed Deni, oo shalay ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday Garoowe.
Guuyo, ayaa sidoo kale ammaanay doorkii ay ka qaateen, Dowladda federaalka, maamulka Puntland, Odayaasha dhaqanka iyo...
Madaweynaha Turkiga ayaa gaashaan u daruuray hadalkii Mareeyknaka ee ahaa in dalkiisa uu difaaco dagaalyahanada Kurdiyiinta ee Suuriya.
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in warbixinta la talihaya dhanka aminga ee Mareykanka John Bolton ay tahay mid aan la aqbali karin.
Mr Bolton ayaa ku sugnaa magaalada Ankara si uu Turkiga...
Dowladda Mareykanka ayaa sii wada duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahannada Ururka Al-shabaab saldhigyada ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya.
Sanadkan cusub ayuu Mareykanku dhowr weerar ka fuliyay qeybo ka mid ah gobollada dalka, waxaana weerarradaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab, sidoo kalana waxaa lagu bur buriyay...
Gudiga Madaxa Banaan oo Ay Horkaceyso Gudoomiyaha GMDQ Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) iyo Xubno Ka Socdey Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Ayaa Maalintii Afaraad Waxey Kormeer Ku Tageen Xarumo Xisbiyo Siyaasadeed uu Kamid ahaa Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed Iyadoo ay Halkaasi Kula Kulmeen Madaxda Xisbigaas uuna Hormuud u Ahaa Gudoomiye Kuxigeenka...
Wafdigii ugu horreeyay oo ka socda xukuumadda federaalka ayaa galinkii dambe gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, kaddib muddo toddobaad ah oo mas'uuliyiinta dowladda federaalka laga mamnuucay inay tagaan deegaannada Puntland.
Wafdiga waxaa hoggaaminayay wasiirka arrimaha dibadda Axmed Siciid Cawad , waxaana ka mid ahaa xildhibaanno labada gole ah.
Madaxweynaha cusub...
Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ku guuleystay doorashadii madaxweyne kuxigeenka Puntland, iyadoo jagada ay ku tartameen 11 musharrax.
Doorashada ayaa la isla soo gaaray wareegii saddexaad,waxaana isugu soo haray labada musharrax ee kala ah;
Axmed Cilmi Cismaan oo helay 47 cod
2- Cabdi Cismaan Qawdhan oo helay 19 cod
Natiijaddan ayaa soo...


















