Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Difaaca Uganda, Ms Rosette Byengoma iyo dhiggeeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda, Vincent Bagiire, ayaa si wadajir ah u shir guddoominayay kulan ay isugu yimaadeen Xoghayeyaasha Joogtada ah, taliyeyaasha Ciidamada Difaaca iyo Saraakiil Sare oo ka socday dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee ku...
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dad gaaraya 200 qof oo ah muwaadiniin Soomaaliyeed ay gaareen xadka ay wadaagaan Suudaan iyo Ethiopia.
Ku simaha xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda, Cabdiraxmaan Diinaari ayaa sheegay in dadkaasi oo kasoo cararay colaadaha Suudaan loo gudbindoono Ethiopia.
Xoghayuhu wuxuu sheegay dadkan iyo kuwa...
Madaxdhaqameed kasoo kicitimay magaalada Muqdisho, oo u socda in ay dhexdhexaadiyaan xukuumada Somaliland iyo garaadada SSC ayaa yimid magaalada Hargaysa.
Salaadiinta oo hore safar ugu tagay magaalada Laascaanood isla markaana la kulmay madaxda dhaqanka SSC, ayaa la rajaynaya in ay kulamo la qaataan madaxweynaha Somaliland iyo madaxdhameedka Somaliland ee iyagu...
Dowladda Kenya ayaa muwaaadiniin dalkeeda u dhashay iyo kuwa kasoo jeeda Soomaaliya waxay kasoo daad guraysay dalka ay colaaduhu aafeeyeen ee Suudaan.
Dadkan oo ahaa ardayda wax ka baranaysay jaamacadaha kuyaala dalka Suudaan, ayaa xalay diyaarad milatari waxay ka dajisay magaalada Nayroobi ee caasimadda Kenya.
Tirada lasoo daad gureeyay oo ahaa...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa amray in albaabada loo laabo xarumaha ganacsi ee lagu isticmaalo waxyaalaha lidiga ku ah anshaxa.
Go’aankaan ayaa wuxuu ka dambeeyay kaddib markii maamulka gobolka Banaadir uu sameeyay howlgal ka dhan ah goobahan, isagoo maamulku sheegay in aanan loo dulqaadan karin wuxuu ugu yeeray dhaqan xumada sii...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa martigelinaya shirka ay yeelanayaan madaxweynayaasha dalalka ciidamada ugu deeqay howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa horey uga codsaday dhiggiisa Uganda, Yoweri Museveni, inuu martigeliyo shir aan caadi ahayn oo yeelanayaan madaxda dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Sida...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo kormeer ku tagay goobta lagu buufinaayo bajaajyada ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay kala saarista bajaajta ka howlgasha magaalada Muqdisho ee lagu kala buufinayo nambarada A iyo B.
Guddoomiye Madaale oo ayaa ugu horeyn beeniyay in warar...
The Somali government has evacuated at least 27 Somalis who fled the conflict in the Sudanese capital, Khartoum.
According to an official of the Ministry of Foreign Affairs of Somalia who spoke to VOA Somali, the evacuees, including four women, arrived in Ethiopia after crossing the border town of Metema.
Thousands...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo daad gureysay ugu yaraan 27 qof oo Soomaali ah oo ka qaxay colaadda ka taagan caasimadda Suudaan ee Khartoum.
Sida uu sheegay sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo la hadlay VOA Somali, dadka la daadgureeyay oo ay ku jiraan afar dumar ah ayaa gaaray...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, today held a meeting with the Minister of Foreign Affairs of Burundi, Albert Shingiro, who is visiting Mogadishu for two days.
Minister Albert Shingiro delivered a message and greetings to President Hassan Sheikh from his counterpart Burundi President Évariste...


















