The United Nations investigators concluded their investigation into whether Turkey violated the international sanctions imposed on Somalia, after bringing an armed plane to Somalia that was not accompanied by the UN, according to Nordic Monitor.
According to the committee of experts on Somalia issues that monitors the conflict situation in...
Baarayaasha Qaramada Midoobay ayaa soo gabagabeeyay baaristooda ku aadan in Turkiga uu ku xad-gudbay cunaqabateynta caalamiga ah ee saaran Soomaaliya, kadib markii uu keenay Soomaaliya diyaarado hubeysan oo aan la socon UN-ka, sida uu sheegay Nordic Monitor.
Sida laga soo xigtay guddiga khubarada arrimaha Soomaaliya ee u kuurgala xaaladda colaadeed...
Ka bixitaanka Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa billaaban doonta bartamaha sanadkan, sida ay sheegeen dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Sida ku cad Qaraarka 2670 (2022), Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay wuxuu si wada jir ah u taageeray go'aanka Midowga Afrika ee ah in la qaato...
Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay qeyb ka mid ah muwaadiniintii ugu horeysay ee laga soo daad gureeyay dalka Suudaan.
Muwaadiniinta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya.
Muwaadiniinta Maanta...
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, is scheduled to travel to Kampala later today to attend the summit of the countries where troops are stationed in Somalia.
This meeting will assess achievements in the implementation of ATMIS mandates, review of the ATMIS mitigation plan, and compliance with United Nations...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta galin dambe u safro magaalada Kampala si uu uga qeyb galo shir madaxeedka dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Shirkan ayaa lagu qiimeynayaa guulaha laga gaaray fulinta waajibaadka ATMIS, dib u eegista qorshaha dhimista ATMIS, iyo u hoggaansanaanta Qaraarka Golaha...
Midowga Yurub ayaa uga dhawaaqay magaalada Muqdisho inuu ka fulinayo deegaano ka tirsan gobolada dalka Mashruuc ku kacaya aduun lacageed oo gaaraya 4.5 Milyan oo Yuuro.
Mashruucaan ayaa ah mid loog talo galay xasilinta deegaanada iyo degmooyinka laga xureeyay Ururka Al-shabaab ee ku yaala gobolada dalka, gaar ahaan deegaanada maamulada...
Puntland ayaa soo saartay digniin ku saabsan Roobab xooggan oo la sheegay inay degaanada maamulkaas kusoo beegan yihiin maalmaha u dhaxeeya 24 ilaa 30 April.
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Puntland, ayaa lagu sheegay in robabkani ay kusoo wajahan yihiin, magaalooyinka Qardho, Qandala, Ufayn iyo buuraleyda Calmiskaad.
Sidoo...
Hal qof ayaa dhintay 2 kalena way dhawacmeen kadib markii uu guri qadiimi ah oo ku yaala xaafada Daaroole ee magaalada Berbera ku dumay qoyskii daganaa.
Qofka dhintay ayaa ah gabadh da'ah oo maamadii guriga ahayd, isla markaana waxa uu dhaawac culusi soo gaadhay gabadh kale halka inan yarna lasoo...
The Permanent Secretary of Uganda's Ministry of Defence, Ms Rosette Byengoma and her counterpart in Uganda's Ministry of Foreign Affairs, Vincent Bagiire, jointly chaired a meeting of Permanent Secretaries, Defense Force Commanders and Senior Officers from the countries where the troops are stationed. Somalia in the African Union ATMIS...


















