Tuesday, June 16, 2026
Horumar la taaban karo ayaa Itoobiya iyo dowlad goboleedka Jubaland ee Soomaaliya ay ku gaareen heshiis weyn oo lagu soo celinayo xiriirkii labada dhinac oo xumaa tan iyo sanadkii 2019-kii. Heshiiskan oo ay garwadeen ka ahayd dowladda Imaaraatka Carabta oo ay ku lug lahaayeen saraakiisha ugu sareysa ciidamada difaaca qaranka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in ay gabtay masuuliyaddii ka saarnayd colaadda ka jirta magaalada Laascaanood. Madaxweyne Deni ayaa sheegay, Dowladdu in aysan u dhaqmin kaalintii laga rabay dowlad Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in iyadoo dhiig uu daadanayo ay Somaliland wada hadal la...
A Somali passenger who was on a Turkish Airlines flight between Istanbul and Mogadishu was said to have attacked a staff member while in the air. After the plane entered Egypt, it was said that the Somali passenger, who was said to be drunk, started to disturb the other passengers...
 Rakaab Soomaali ah oo la socday diyaaradda Turkish Airlines oo ku jirtay duullimaad Istanbul iyo Muqdisho ah, ayaa waxaa la sheegay inuu weeraray shaqaale ka tirsan diyaarada xilli ay hawada ku jirtay. Kadib markii ay diyaarada gashay hawada dalka Masar ayaa la sheegay in Rakaabka Soomaaliga oo la sheegay in...
President Yoweri Kaguta Museveni, who is the Chairman of the Heads of State of Troops in Somalia (TCCs) as part of the African Union Mission in Somalia (ATMIS), has promised to stabilize the Horn of Africa. Yoweri Museveni gave this assurance at the Extraordinary Summit of the countries that have...
Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni, oo ah Guddoomiyaha Madaxda Waddamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya (TCCs) ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa ballan qaaday in ay xasilin doonaan Geeska Afrika. Yoweri Museveni ayaa dammaanad-qaadkan ka sheegay Shir-madaxeedka aan caadiga ahayn ee dalalka ay ciidamada ka joogaan...
Golaha Wakiiladda dalka Maraykanka ayaa diiday qaraar lagu dalbanayay in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya lagasoo saaro sanad gudihiis, marka laga reebo kuwa ilaalada safaaradda. Cod ay u qaadeen golaha wakiiladdu, ayaa waxay 321 kamid ah ka soo horjeesteen ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya. Halka ay taageereen 101...
The Minister of Foreign Affairs of Uganda, Abubaker Jeje Odongo, said that his government is committed to reducing its troops working under the African Union in Somalia. The minister made this statement at the ministerial meeting of the countries where troops are stationed in Somalia, which was held in the...
Wasiirka arrimaha dibadda Uganda, Abubaker Jeje Odongo ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay dhimista ciidamadeeda ka hoos shaqeeya Midowga Afrka ee ku sugan Soomaaliya. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shirka Wasiirada ee dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Kampala. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa...
Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in ay xayiraadii ka qaaday idaacada BBC-da, kadib markii ay joojisay wadashaqayntii idaacada 19, July, 2022. Kulan dhexmaray madaxda Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo madax ka socotay idaacada BBC-da ayaa horseeday in xukuumadu ay ogolaato in dib loo sii daayo idaacada oo muddo sannad ku dhow ay...