Nimco Cabdiwali Cismaan oo ahayd 16 sano jir xaas ah, ayaa la kufsaday kaddibna tooreey ayaa lagu dilay, sida uu warbaahinta ka sheegay Aabbaheed oo lagu magacaabo Cabdiwali Cismaan.
Falkaan ayaa lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay saygeeda, kaas oo isaga iyo rag kale ay si arxan darro ah u kufsadeen...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo axad ah dalka ku soo celisay 123 muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey.
78 kamid ah muwaadiniintan ayaa la geeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halka 45 kalena laga dajiyay Magaalada Garoowe.
Muwaadiniinta oo safar dhulka ah ku tagay Ethiopia ayaa...
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, ahna sanator katirsan qalka sare ayaa uga digay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, inuu furo dastuurka maamulkiisa.
Cabdiraxmaan Faroole oo hoggaamiye ka ah urur siyaasadeedka mucaaradka ee Horseed, ayaa sheegay in ay caaqib xumo ka dhalan karta furitaanka dastuurka Puntland, isagoo sheegay in Puntland ku...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya ciidamada dib u xureynta deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka sameeyay sacaadahi lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ciidamada is garabsanaya ayaa howlgalka si gaar ah uga fuliyay deegaanka Ceel Cali godle iyo deegaano...
It is a long report that covers many aspects and was written by MP- A/rahman A/shakur, who started his writing with:-
I am an MP in 6 Whatsapp groups, starting with the lower community of Ayr, Habargidir, Hawiye, Galmudug MPs, one dedicated to the Parliament and the General Assembly. None...
Waa Warbixin Dheer oo Dhinacyo Badan Taabaneysa uuna Qorey Xildh C/raxmaan C/shakuur,isagoo Qoraalkiisa Ku billaabey:-
Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6 Whatsapp group ka billawda kan beesha hoose ee Cayr, ku xiji kan Habargidir, Hawiye, xildhibaannada Galmudug, mid loo bixiyey aayaha Baarlamaanka iyo kan guud ee Golaha shacabka. Midkoodna hawlihii...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Rabaat ee dalka Marocco ugu qeybgalay shirka sanadlaha ah ee Hey'addaha Maaliyadda dalalka Carabta.
Shirkaan ka furmay magaalada Rabaat ee dalka Morocco ayaa ah mid diirada lagu saarayo arrimaha dhaqaalaha iyo iskaashiga Hay'adaha dhaqaalaha ee dalalka Carabta.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...
Ciyaartoyda xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirada, ayaa caawa wajahaya xulka 17 jirada Algeria oo marti galinaya Koobka Qaramada Afrika ee U-17.
Soomaaliya oo horey ugu soo guulaysatay isreeb-reebkii tartankan, ayaa tartankan waxay ku guruub tahay waddamada Aljeria, Senegal iyo Congo.
Kulanka ugu horreeya waxay caawa 10:00pm la yeelandoonaan Algeria,...
Roobab xoogan oo biyo farabadan dhigay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa da'ay saacadahii lasoo dhaafay, kaasoo sababay dhimashada Afar ruux, islamarkaana saameyn ku yeeshay qaar ka mid ah guryaha iyo wadooyinka Muqdisho.
Fiidnimadii Xalay ayay aheyd markii masuuliyiin kala duwan oo uu ka mid ahaa guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna...
In a significant development, Ethiopia and the Jubaland State in Somalia have reached a major agreement to restore relations between the two sides, which have been frayed since 2019.
The agreement, brokered by the UAE, which involved top officials from the Ethiopian National Defence Forces, the intelligence and the President...


















