Thursday, June 18, 2026
Wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa xalay ku fatahay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Baledweyne. Xaafadaha Kooshin, Howlwadaag iyo Buundaweyn ayuu karkaarada ka jabsaday wabiga Shabeelle oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay waday biyo aad u farabadan, islamarkaana laga cabsi qabay inuu fatahaad sameeyo. Waxaa...
The Federal Government of Somalia has announced that the armed forces and the local people who cooperate with each other have carried out planned operations in the last few hours in the district of Eldheer and its surroundings to arrest some of the leaders of the Al-Shabaab group. The operations...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka oo is iskaashanaya howlgalo qorsheysan ay ka sameeyeen saacadahii lasoo dhaafay degmada Ceeldheer iyo nawaaxigeeda in lagu soo qabtay xubno ka mid ah horjoogayaasha kooxda Al-shabaab. Howlgalada ayaa la sheegay in ciidamada ay si gaar uga sameeyeen...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay wada-hadallada nabadeed ee u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan, wada hadalladaas oo uu martigelinayo Sacuudiga, waxayna ku baaqday in la dhaqan galiyo xabbad joojinta. War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, ayaa lagu xusay in dowladdu ay bogaadisay qabsoomidda wadahadallada oo ay...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go'aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeya deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabeelle ee u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Guddoomiye Jeyte ayaa amar ku bixiyay in Maanta kadib aanan la arki karin gaari ka baxaya Baledweyne ama...
Pte Wilson Sabiti, a Ugandan army soldier, shot and killed the Minister of State for the Ministry of Labour, Labor and Industrial Relations in Uganda, Charles Okello Engola. Ugandan media reports that Pte Wilson has worked in Somalia for a year, according to Uganda Defense Forces (UPDF) officials. The shooting took...
Pte Wilson Sabiti oo ah askari katirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay wasiiru dowlihii wasaaradda shaqada, shaqaalaha iyo xiriirka warshadaha ee Uganda, Charles Okello Engola. Warbaahinta dalka Uganda ayaa qoraysa in Pte Wilson uu Soomaaliya ka soo shaqeeyay muddo sanad dhan ah, sida ay kasoo xigteen saraakiil katirsan ciidamada...
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, said that the government has received a lot of support in the fight against al-Shabaab to liberate many areas. The president said that the world has turned to support Somalia, after the government put its forces into the fight against al-Shabaab. "You have seen...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar kooxo hubeysan ay Xalay ka geysteen tuulada Indha keyd oo ku taala Waqooyi gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug, kaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad xoolo dhaqato ah. Inta la xaqiijiyay ilaa sadax ruux ayaa ku dhimatay weerarkaan ay geysteen Maleeshiyaadka hubeysan, waxaana ku...
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddi shan xubnood ka kooban oo kasoo talo bixiya wax-ka bedel lagu sameynayo dastuurka. Guddoomiyaha barlamaanka ayaa sheegay in Madaxweyne Deni uu usoo gudbiyay soo jeedinta ku saabsan in dastuurka wax laga beddelo. Guddigan uu magacaabay ayaa waxay falanqeyn ku sameyn doonaan...