Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Madaafiic loo adeegsaday oo Xalay Ururka Al-shabaab ay ku qaaday degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Madaafiicda lagu garaacay gudaha magaalada Xarardheere ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa lix hoobiye oo lasoo warinayo iney ku dhaceen xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah.
Wali lama oga...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay madaxda Dowladda federalka inay dagaal xooggan kula jiraan dimuqraadiyadda Puntland.
“Madaxweynaha iyo raysal wasaaruhu waxay isku raaceen inay dimuqraadiyadda diidan yihiin oo ay la dagaalamayaan. Hadaladoodii waxaa ku jiray 2013 waa la fashiliyay, haddana ma dhacayso. Waxay caddeeyeen inay maalintaasna iyagu diidanaayeen,...
The Kenyan government has arrested three men who were said to be heading to Somalia to join the Daesh organization in Somalia.
The Somali government filed a lawsuit against these three men who were arrested while they were going to join the Daesh group fighting in Puntland, which covers the...
Dowladda Kenya ayaa qabatay saddex nin oo la sheegay inay kusii jeedeen gudaha Soomaliya, si ay ugu biiraan ururka Daacishta ku sugan Soomaaliya.
Dacwad ayay dowladda Soomaaliya ka gudbisay saddexdan nin oo la qabtay xilli ay u socdeen in ay ku biiraan kooxda Daacish ee ka dagaalanta Puntland, taasoo daboolka...
Biyaha wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah u kala jaray isku socodka guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne.
Wabiga Shabeelle ayaa saqdii dhexe ee habeen hore karkaarada ka jabsaday qaar ka mid ah xaafadaha Baledweyne, kaasoo sababay iney guryahooda ka barakacaan boqolaal...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay xaqiijiyeen in wakiillada shirkadda Starlink ee bixisa adeegga internetka ay la kulmeen Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya.
Shirkaddan oo ah shirkad caalami ah, taasoo hormuud u ah addeegga internetka ee casriga ah ee Satellite-ka, waxay doonaysaa in ay noqdaan shirkad ka shaqeysa Soomaaliya.
Saraakiisha...
Al-Shabaab ayaa meesha ka saartay hoggaamiye sare oo Milatari ah oo taliye u ahaa dagaalyahanada ka howlgala xudduudaha Soomaaliya iyo Kenya iyadoo uu sii kordhayo khilaafka iyo sifeynta ka dhex jirta hoggaanka kooxda.
Horjooge Ayman oo ah taliyaha ciidamada Milateriga ee loo yaqaano “Jeyshu Eyman” oo ah ciidamo ka tirsan...
Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay eedayntii ay soo jeedisay Dowladda federalka Soomaaliya, taasoo ahayd inay Puntland fashilinayso dadaalada daynta Soomaaliya.
Wasiirka qorshaynta Puntland, Maxamed Siciid Faroole, oo Garowe kula hadlayay kumanaan shacab ah, ayaa sheegay Puntland in aysan jirin wax mashaariic ah oo kasoo gaaray deymihii balaayiinta ahaa ee...
Security forces have arrested six people suspected of having explosives that were planned to be used in anti-government protests in the capital city of Kampala.
Major Charles Kabona, a spokesman for the Ugandan Defense Forces, said the joint operation was carried out based on information received on Monday morning.
The demonstration,...
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in lagu helay walxaha qarxa oo la qorsheynayay in loo adeegsado dibadbaxyada dowladda looga soo horjeedo ee ka dhacaya magaalada caasimadda ah ee Kampala.
Major Charles Kabona, oo ah afhayeenka ciidamada difaaca Uganda, ayaa sheegay in howlgalada wadajirka...


















