The Office of the Attorney General of the Somali Government has filed charges against 36 foreign defendants in the Banadir Regional Court.
These foreigners are accused of illegal fishing, and the prosecutor's office has asked the regional court to postpone their trial.
A statement issued by the National Prosecutor's Office said...
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya, ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 36 eedeysane oo ajaanib ah.
Ajaanibtan ayaa waxay ku eedeysan yihiin kalluumeysi sharci darro ah, waxaana xafiiska xeer ilaalinta uu maxkamadda gobolka ka codsaday in lasoo muddeeyo dhageysiga dacwadoodda.
Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta qaranka ayaa...
Inta la xaqiijiyay afar caruur ah oo wada dhalatay ayaa geeriyootay, kadib markii uu kusoo dumay guri qadiimi ah oo ay daganayeen oo ku yaala degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.
Gurigaan oo ka mid ahaa guryaha qadiimiga ah ee ku yaala degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who prayed today at the Presidential Mosque with hundreds of people including MPs, Ministers and other officials of the Government of Somalia, strongly criticized the President of the Puntland administration Saeed Abdullahi Deni.
President Hassan Sheikh Mohamud, in his...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Salaadii Jimcaha kula Tukaday Masjidka Madaxtooyada boqolaal dadweyne ah oo ay ka mid ahayeen Xildhibaano, Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa si adag u dhaliilay madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo qaatay ku dhawaad sadax saacadood oo xiriir ah oo saakay ka dhacay deegaanka Maxamed Xasan oo ku yaala Koonfurta magaalada Baledweyne.
Dagaalka oo ahaa mid leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee...
Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ay shalay galinkii dambe halkaasi ku toogteen shan ruux oo ay ku eedeeyeen iney ahayeen basaasiin la shaqeynaayay Sirdoonada dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka.
Mid ka mid ah shanta ruux ee toogashada lagu fuliyay ayay kooxda...
Golaha Wasiiradda maamul goboleedka Puntland ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka maamulka Puntland, islamarkaana la kordhiyo Xisbiyada Siyaasadeed ee doorashada golayaasha deegaanka ku soo baxaya.
Golaha Wasiiradda ayaa u codeeyay in wax laga badelo qodobka 46-aad oo dhigaya in Puntland ay yeelato 3...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in 70% hoos loo dhigay weeraradii ay kooxda Alshabaab ka geysan jireen dalka, iyagoo bogaadiyey ciidamada amniga oo guula ka gaaray dagaalka dib xorreynta dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay shirka golaha wasiirrada ayaa lagu sheegay in lagu guuleystay xasillinta caasimadda, taasoo ay sheegeen inay sababtay in...
United Nations Secretary-General António Guterres has appointed British national Catriona Laing as the new envoy to Somalia and head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).
Catriona Laing will take over from American James Swan, who has been praised for his leadership during his tenure.
Laing has more than...


















