U.S. Department of the Treasury
Office of Public Affairs
Press Release: Wednesday, May 24
Contact:Treasury Public Affairs, Press@Treasury.gov
Treasury Designates Terror Operatives and Illicit Charcoal Smugglers in Somalia.
WASHINGTON Today, the U.S. Department of the Treasury’s Office of Foreign Assets
Control (OFAC) targeted 26 individuals and entities connected with the terrorist group al
Shabaab, including15 financial...
Waaxda Maaliyadda ee Maraykanka
Xafiiska Arimaha Bulshada,War-saxaafadeed:
Arbacada, May 24
La xidhiidh:Treasury Public Affairs, Press@Treasury.gov
Khasnadda ayaa magacawday Hawl-wadeennada Argagaxisada iyo Dhuxusha Sharci-darrada ah,Mukhalasiinta Soomaaliya.
WASHINGTON Maanta, Waaxda Mareykanka ee Xafiiska Hantidhowrka ee Hantida Dibadda,Xakamaynta (OFAC) ayaa bartilmaameedsatay 26 qof iyo hay'ado xiriir la leh kooxda argagixisada al-Shabaab, oo ay ku jiraan 15 fududeeyayaal...
Iyadoo 24 saac wax ka yar ay ka harsan tahay doorashada golayaasha deegaanka Puntland, ayaa koox dabley ah waxay weerar ku qaadeen sanaadiiq doorashada oo loo waday degmada Burtinle iyo degaano hoos yimaada.
Arrintaan ayaa kusoo aaday iyadoo shalay Isimada iyo nabadoonada gobolka Nugaal ay xal ka gaareen khilaafkii arrimaha...
Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah Horjoogayaasha kooxda Al-shabaab lagu dhaawacay hawlgal wadajir ah oo degmada Jilib ay ka fuliyeen ciidanka dowladda Soomaalya iyo saaxiibada caalamiga ah.
Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in howlgalka wadajirka ah...
The United States Africa Command (AFRICOM) carried out an airstrike targeting the Al-Shabaab group in Jilib district on May 20, 2023.
According to Timothy S. Pietrack, AFRICOM's Deputy Chief of Public Affairs, the initial assessment of this attack shows that the bombing was carried out without causing any harm to...
aliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaa-meedsaday kooxda Al-Shabaab, ka fuliyay degmada Jilib, May 20, 2023.
Sida uu sheegay Timothy S. Pietrack, ku xigeenka Madaxa Waaxda hawlaha guud ee AFRICOM, qiimeynta bilowga ah ee weerarkan ayaa waxay muujineysaa in duqeyntaasi la fuliyay iyadoo aan wax...
The Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre, attended the annual meeting of the African Development Bank (AFDB) today in the city of Sharma el-Sheikh.
The summit, which focuses on climate action and mobilizing private sector financing for green growth, aims to set a sustainable development plan for Africa as...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Sharma el-Sheekh kaga qayb-galay shirka sannadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB).
Shir-madaxeedkan oo diiradda lagu saarayo waxqabadka cimilada iyo abaabulka maalgelinta qaybaha gaarka loo leeyahay ee kobaca cagaaran, ayaa ujeeddadiisu tahay in la dejiyo qorshe horumarineed oo...
Wararka naga soo gaaraya degmada wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Maanta halkaasi ay ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Wanlaweyn iyo nawaaxigeeda.
Xiisada colaadeed ayaa laga dareemaya duuleedka degmada Wanlaweyn, taasoo daba socota dagaal bilaawgii todobaadkaan ka dhacay deegaanka...
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in xasarado ka taaganyihiin badanka gobolada Somaliland.
Guddoomiyaha oo daadihinayay dood ay la haayeen golaha guurtidu ayaa sheegay in qalalaase ka jiro gobolada qaar kood.
"Meel anan qiiqaynin ma jirto, hada lagu maqanyahay qaar baa guurtidii jirtaa, kuwo ayaynu go'aamo ka gaadhno...

















