Sunday, November 8, 2026
Wasiirka Difaaca dowladda Kenya Aaden Barre Ducaale ayaa sheegay in ciidamada Kenya iyo kooxaha kale ee ammaanka ay la tacaali doonaan dhaqdhaqaaqyada Alshabaab, si loo xaqiijiyo in dhulka Kenya uu ahaado mid ammaan ah. Waxa uu u digay Alshabaab, waxa uuna xusay in aan la ogolaan doonin in ay ku...
Somaliland said that it did not like the report by the World Health Organization (WHO) on Thursday about the destruction caused by the war to health centers in Lasanood. A statement issued by the Ministry of Foreign Affairs of Somaliland said that the Somaliland forces are protecting the land and...
Somaliland ayaa sheegtay in anay jeclaysan warbixintii ay hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Khamiistii kaga warbixisay burburka uu dagaalku u gaystay xarumaha caafimaadka Laascaanood. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibaadda Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay dhulka iyo shacabka Somaliland ka difaacayaan argagixiso iyo maleeshiyo beeleed, isla markaana...
Xubno ka mid ah dagaalamayaasha Ururka Al-shabaab ayaa Xalay saqdii dhexe weerar khasaare dhimasho iyo dhaawac leh geystay ku qaaday degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar ku qaadeen bar koontarool oo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degmada Deyniile. Xubnaha...
Kenya's security forces arrested two foreigners in Garisa while they were on their way to join the Al-Shabaab group fighting in Somalia. Officials said the two Tanzanian men, Abdirahman Shaffi Mkwatili, 25, and Sadam Jafari Kitia, 30, were arrested on Wednesday, July 12, in possession of a Swahili language book...
Laamaha amaanka ee dalka Kenya ayaa magaalada Gaarisa ku qabtay labo nin oo ajaaniib ah xilli ay u socdeen in ay ku biiraan kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Saraakiisha ayaa sheegay in labadan nin oo u dhashay Tanzania oo lagu kala magacaabo, Cabdiraxmaan Shaffi Mkwatili, 25 jir ah iyo...
The Al-Shabaab group said today that they have taken over the Geriley area in Gedo region, where Kenyan troops who were part of the ATMIS peacekeeping operation left a few days ago. The al-Shabaab issued a statement saying that they waged a multi-directional war on a base where the Jubbaland...
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay maanta la wareegeen degaanka Geriley ee gobolka Gedo, halkaas oo maalmo ka hor ay ka baxeen ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howgalka nabad ilaalinta ee ATMIS. Alshabaab ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku sheegeen inay dagaal dhowr jiho ah ku qaadeen saldhig ay...
The meeting of the Cabinet of Ministers of the Federal Government of Somalia which was chaired today by the Deputy Prime Minister of the Government of Saleh Ahmed Jama approved the appointment of the new Director of the Immigration and Nationality Agency which came from the proposal of the...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo uu Maanta shir guddoomiyay Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyay magacaabista Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo ku timid soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha. Bishaan sideedeedii ayay aheyd markii uu wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya uu...