Monday, June 15, 2026
Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta ka hadlaayay munaasabad tababar loogu furaayay 3,000 oo Macallimiin cusub ah oo ay dhawaan qaadatay dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ku guuleysatay shaqaaleysiinta tiradii ugu badneed oo dhalinyaro ah. Macalimiinta Maanta tababarka looga furay xarunta Dugsiga Tababarka Ciidanka...
 Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inuu ka walaacsan yahay xaalada gobolka Gedo oo ay tilmaameen iney hurinayaan shaqsiyaad dano gaara kaleh kala qeybinta dadka reer Jubbaland. War qoraalka ah oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in gobolka Gedo maamulka Jubbaland ay ku matalaan 26 Xldhibaan, halka heer Fedaraal...
Madaxweyne Deni ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan iyo wasiir ku xigeenkii arrimaha gudaha, Cabdiweli Xirsi Mire. Wareegto xilka looga qaaday oo kasoo baxday madaxtooyada Puntland, ayaa sabab looga dhigay xil ka qaadistooda, shaqo gudasho la’aan. Wasiirka amniga Puntland, Cabdisamad Gallan ayaa kamid ahaa wasiiradda ugu saamayn...
In the middle of July this year, the 31 military members (NATO) will hold their annual summit in Lithuania. To prepare for the summit, NATO Secretary General Jens Stoltenberg met with US President Joe Biden to discuss the summit's agenda. The two leaders discussed the importance of Western support for...
Bartamaha bisha Julay ee sannadkan, 31ka xubnood ee militeriga (NATO), ayaa shir-madaxeedkooda sannadlaha ahaa ku qaban doona dalka Lithuania. Si loogu diyaar garoobo shirka, xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa la kulmay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden si ay uga wada hadlaan ajandayaasha shir madaxeedka. Labada hoggaamiye ayaa ka wadda-hadlay...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Xalay halkaas lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada maamulka degmada Wanlaweyn Haashim Shareere. Dilka guddoomiye ku xigeenka degmada Wanlaweyn ayaa la sheegay inuu ka dhacay tuulada Buula Xaashi oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Wanlaweyn, kadib markii weerar...
The United Nations Committee in charge of arms embargo and export of coal, said that the Government of Somalia destroyed the country's coal reserves, in order to enforce the directives of the Security Council to ban the export of coal. In a report issued by this committee, they said that...
Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan cunaqabataynta hubka iyo dhoofinta dhuxusha, ayaa waxay sheegeen in Dowladda Soomaaliya ay burburisay kaydka dhuxusha ee dalka, si loo dhaqan galiyo awaamiirta golaha ammaanka ee mamnuucidda dhoofinta dhuxusha. Warbixin ay guddigan soo saareen ayay ku sheegeen inay dhawaan Dowladda Soomaaliya ka heleen warqad ku saabsanayd...
The Federal Government of Somalia has given more details of the operation carried out yesterday by the Somali Armed Forces between the areas of Galdad and Barag Sheikh Aamir in Galgaduud region. The operation was planned and the Ministry of Information of Somalia said that members of Al-Shabaab were killed,...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah bixisay howlgal Shalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa deegaanada Galcad iyo Baraag Sheekh Caamir ee gobolka Galgaduud. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysnaa ayay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya sheegtay in lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo uu ku jiray...