With a decree issued from the office of the President of Hirshabelle, Ali Gudlawe Hussein, the head of the Hiran regional administration, Ali Jeyte Osman, was vehemently discussed by MP Mohamed Abduqadir Mohamed, a member of the Federal Parliament of Somalia.
Hedlhiban Mohamed Abdukadir Mohamed, one of the members of...
Iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen xilka looga qaaday guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa arinkaasi waxaa si kulul uga hadlay Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.
Xidlhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo kamid ah xubnaha Golaha Shacabka ee kasoo jeedo...
The president of Somaliland has trained military forces who have completed training, who will join the Somaliland forces in Sool.
Military Commander Nuh Ismail Taani, who briefed the army, said that the arrested training force is a small part of the many soldiers who are undergoing training in Sheikh, Badar...
Madaxweynaha Somaliland ayaa tababar usoo xidhay ciidamo millteri ah oo tababar dhamaystay, kuwaasi oo ku biiri doona ciidamada Somaliland ee ku sugan jiidaha Sool.
Taliyaha Millateriga Nuux Ismaaciil Taani, oo ka warbixiyay ciidanka ayaa sheegay in ciidanka tababarka loosoo xidhay uu yahay in yar oo kamid ah ciidan faro badan...
The top officers of the US military and the senior commanders of the African Union mission in Somalia (ATMIS) discussed the security situation in Somalia before the withdrawal of the African Union troops from Somalia.
In a statement issued by ATMIS, he said that ATMIS Commander Lt. Gen. Sam Okiding,...
Saraakiisha ugu sareysa ciidamada Mareykanka iyo Taliyeyaasha sarsare ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ka wada hadlay xaaladda ammaan ee Soomaaliya ka hor bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya.
War qoraal ah oo uu soo saaray Atmis waxa uu ku sheegay in Taliyaha Ciidanka ATMIS Lt. Gen. Sam...
Dadka ku dhaqan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saakay kusoo toosay ciidamo aad u farabadan oo xiray isku socodka wadada ugu muhiimsan Baledweyne.
Ciidamada xirtay wadada laamiga ah ee Halbowlaha u ah isku socodka guud ee gudaha Baledweyne ilaa garoonka diyaaradaha ayaa la sheegay iney yihiin Macawiisleey.
Lama oga...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii dhawaan ka dhacay magaalada Baraawe.
Guddigan ayaa loo xilsaaray inay soo baaraan sababta ka dambeysay isku dhicii dhexmaray ciidamada militariga Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed, isku dhacaas oo sababay dhimasho,...
Hirshabelle State President, Ali Guudlaawe, has fired Ali Jeyte, the governor of Hiiraan region, in a surprising move which raised worries over the the future of the ongoing anti-al-Shabab military campaign in the region.
Jeyte has gained a significant public and international support for spearheading the first public uprising against...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamse Abdi Barre, who was speaking today at a training event for 3,000 new teachers recently adopted by the government of Somalia, said that his government has succeeded in hiring the largest number of young people.
The teachers who started training...


















