Warbaahinno caalami ah ayaa maalmihii u dambeeyey baahiyey warbixino ku saabsan doorka ay Somaliland sheegtay inay ka qaadanayso sugidda ammaanka marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Bab al-Mandab, xilli gobolka Badda Cas uu wajahayo xaalado amni oo sii cakiran.
Hadaba, Taliyaha Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Somaliland, Admiral Axmed Xaari Xariye, ayaa...
Shan xildhibaan oo ka tirsanaa Baarlamaanka Waqooyi Bari ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay iska casileen xubinimadoodii baarlamaanka, iyaga oo sheegay inay sidoo kale ka noqdeen aragtidii siyaasadeed ee saldhigga u ahayd dhismaha maamulka.
Xildhibaan Makhtal Siciid Maxamuud, oo ku hadlay magaca xildhibaanada is casilay, ayaa Bakayle Media u...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa soo saaray jadwalka rasmiga ah ee hannaanka doorashada Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, iyadoo maalinta codbixinta si rasmi ah loogu asteeyay 20-ka Agoosto 2026.
Sida ku cad jadwalka, hannaanka doorashadu wuxuu ka bilaabanayaa 5-ta Agoosto diiwaangelinta iyo qaybinta go'aannada...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in maxaabiista ay kala haystaan Somaliland iyo maamulka Waqooyi Bari la sii deyn doono hal maalin, marka heshiis rasmi ah laga gaadho arrintaas.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, Maxamed Muuse Xaaji Cabdi (Galaydh), ayaa sheegay in nabadgalyada iyo xal u helista arrinta maxaabiistu ay ka mid...
Lix sano kaddib dilkii loo geystay Jordan Marples-Douglas ee ka dhacay magaalada Sheffield sanadkii 2020, ciidamada Booliska South Yorkshire ayaa sheegay in Ismail Mohamoud Adan, oo lagu tuhunsan yahay inuu ku lug lahaa kiiska, uu weli baxsad yahay kaddib markii uu dalka UK uga baxay una aaday Soomaaliya maalintii...
Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna Ergeyga Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa ka dalbaday Jaamacadda Carabta in Soomaaliya la siiyo saamigeeda ku aaddan jagooyinka sare iyo madaxda ergoyinka ee Xoghaynta Guud ee ururka.
Codsigan ayaa yimid intii uu safiirku la kulansanaa Xoghayaha Guud ee...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii ay kooxda Xuuthiyiintu sheegatay inay ku qaadday maraakiibta ganacsiga ee shidaalka sida ee marayay Badda Cas, kaddib markii ay ku dhawaaqeen xannibaad dhinaca badda ah oo ay ku beegsanayaan Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyuhu...
Soomaaliya ayaa dib u soo celisay xiriirkeedii tooska ahaa ee diblomaasiyadeed ay la lahayd Maldives, kaddib muddo ku dhow 40 sano oo labada dal uu xiriirkoodu ahaa mid xaddidan.
Tallaabadan ayaa timid kaddib markii Safiirka Soomaaliya u fadhiya Hindiya, Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, uu warqadaha aqoonsiga danjirennimo u gudbiyay Madaxweynaha...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ansixiyay afar xubnood oo magacaabis ku noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka, kadib soo jeedin ay gudbisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, iyadoo tallaabadan lagu sheegay mid lagu hirgelinayo qodobka 145-aad ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee 2026.
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ibraahim Kalaay, oo ay ku tilmaantay guddoomiyihii hore ee deegaanka Awdiinle ee gobolka Baay, iyo ku dhowaad 150 maleeshiyaad ah ay isku soo dhiibeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Qoraal ay wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in...


















