Iyadoo maanta banaanbax cabasho ah ka dhigeen gudaha magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Wadayaasha Mooto Bajaajyada ka dhex shaqeysta Muqdisho ayaa arintaasi waxaa si adag uga hadlay maamulka gobolka Banaadir.
Guddoomiye ku xigeenka amniga maamulka gobolka Banaadir Axmed Diiriye Yabooh ayaa ka digay in markale Muqdisho laga dhex sameeyo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooaka Danab oo garab ka helaya ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa saakay howlgalo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in ciidamada iskaashanaya ay howlgalada ku...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar aroornimadii hore ee saakay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaadeen Saldhig ciidamada dowladda ku leeyihiin duuleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Weerarka oo ka dhacay Saldhig lagu magacaabo Ilbaq ayaa lasoo wariyay inuu ku bilawday qaraxyo, kadibna uu xigay dagaal toos...
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa bogaadiyay dadaalka Turkiga ee soo afjarida wuxuu ugu yeeray gardarada Itoobiya ee ku wajahan midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
Raysal wasaare hore Cumar Cabdirashiid ayaa soo jeediyay in heshiis kasta oo lala galo Itoobiya uusan ku jirin ama soo jeedin in...
Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool laga daahfuray Xafiiskii 8-aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ku yeelanayso magaaladda Laascaanood.
Xaruntaan ayaa loogu adeegi doona dadka ku nool deegaanada SSC Khaatumo oo ay dowlada Fedaraalka u aqoonsatay maamul ku meel gaar ah.
Munaasabada lagu daahfuraayay xaruntaan waxaa ka...
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys, ayaa sheegay, Soomaaliya inay ku adkaysanayso in aysan marnaba ka tanaasuli doonin mowqifkeedii hore ee ahaa dhowrista madaxbaannida iyo Qaranimada Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sheegay habka kaliya ee Ethiopia ay galaangal ugu yeelan karto badda Soomaaliya, in ay tahay, iyadoo la raacayo xeerarka Qaramada Midoobay ee...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Soomaaliya ay heshiis kula gali karto Itoobiya inta ay maamusho ee badda, balse aanay bixin karin biyaha Somaliland.
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta ahna afhayeenka Xukuumada Cali Xasan Maxamed 'Cali Mareexaan' oo waraysi siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in heshiis ay dowlada Soomaaliya gasho aan...
Qaar kamid ah xildhibaannada beesha Warsangali ee kasoo jeeda gobolka Sanaag ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu magaalada Muqdisho ka wado abaabulo lagu kala qeybiyo midnimada dadka reer Puntland.
Xildhibaanadan oo ku hadlayay afka degaanada Maakhir ayaa sheegay tallaabooyinka uu madaxweynuhu wado sida ay sheegeen in ay yihiin...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay dowlada Soomaaliya gashay laga fuliyo Somaliland.
Muuse Biixi ayaa faragalin ku tilmaamay soojeedintii Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, uu Jimcihii ku sheegay in khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya uu ku...
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Barkhad Cawil Xirsi oo ka mid ahaa Afar maxbuus oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab, kuwaas oo dhawaan ka fakaday xabsi kuyaala Galkacyo.
Barkhad ayaa ku xukumnaa dil toogasho, waxaana u harsanayd in xukunkaas lagu fuliyo.
Ciidanka booliisku waxay sheegeen inuu katirsanaa shabakad Shabaab...


















