Dhibanayaasha iyo qoysaska kasoo jeeda UK ee ay waxyeelladu kasoo gaartay weerarkii Al-Shabaab ee 2-dii August ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen dad ku dhow 40 qof, ayna ku dhaawacmeen in ka badan 200 oo qof, ayaa dalbanaya in magdhow la siiyo.
Xafiiska Arrimaha Dibedda,...
Toban xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay xukun dil ah ay ku ridday maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland.
Shaqsiyaadkan ayaa lagu helay dambi ah in ay dad badan oo rayid ah iyo dad kaloo masuuliyiin ah ay ku...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay oggolaanshaha howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka bisha December ee sanadka 2024-ka.
newsibsideGolaha Ammaanka, ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay qaraarka tirsigiisu yahay 2748, waxa uu dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika u oggolaaday in ay...
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Kenya ay fuliyeen ayaa lagu weeraray xero Al-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka DigDiga oo ka tirsan deegaanka Faafi, oo hoos timaada degmada Gaarisa.
Howlgalka ayaa ku bilowday xog laga helay dadka deegaanka, kuwaasi oo maamulka ku wargeliyay weerar ay kooxda dableyda ah qorsheyneyso inay la beegsato...
Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sharci darada ah ee dhawaan laga keenay dalka Itoobiya.
Arrintaan ayuu ku sheegay mid si gaar ah looga naxo iyadoo Itoobiya ay ka mid tahay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka ah...
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa maanta magaalada Qaahira ee Caasimadda dalkaas ku kala saxiixday heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Amniga, kadib shir muhiim ah oo dhexmaray labada madaxweyne iyo wasiiro ka kala socday labada dowladood.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa Masar Cabdifatax El- sisi ayaa si wadajir ah u...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 26,570 barayaal ah ay tartan u galeen boosas loogu talo galay in loo qaato 3,000 oo bare.
Waa tiradii ugu badnayd ee halmar codsata shaqo lasoo dhajiyay, taasoo muujinaysa heerka shaqo la’aanta dalka ka jirta, inkastoo dowladda...
Degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo Xaafado kamid ah Sameysteen Ciidamo Amni U Gaar ah.
Iyadoo amniga magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu si weyn faraha uga baxay mudooyinkii dambe ayaa dadka ku nool qaar ka mid ah Xaafadaha magaaladaas waxay sameeystaan ciidamo madani ah oo Habeenkii ilaaliya amniga Xaafadahooda.
Ciidamadaan Madaniga ayaa ka hortagaya Burcada dhaca ka geysan jirtay gudaha Magaalada Baledweyne oo...
Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad laga soo doorto dalka Mareykanka oo ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga, kana mid ah xubnaha aqalka sare ee loo yaqaan "Squad" ayaa ku guuleysatay tartankeedii koowaad ee gobolka Minnesota.
Ilhan Cumar, oo 41 jir ah, ayaa si guul ah u difaacday kursigeeda degmada 5-aad ee Minneapolis,...
Waxaa burburay wada hadaladii dadbanaa ee ergooyinka Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday magaalada Ankara ee Turkiga. Wadahadalada ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhamaadeen iyadoo aan wax horumar ah laga gaarin natiijadooda.
Wararku waxay sheegayaan in lagu ballamay kulan saddexaad in la isugu yimaado Ankara. Welise lama xaqiijin sababaha keenay in...


















