Wararka laga helayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in haweeney uur leh ay gaajo ugu dhimatay deegaanka Ambareeso oo hoos-timaadda degmadaas una jirta qiyaastii 5-km, qoysas kale oo ku nool tuuladaasna ay qarka u saaran yihiin xaalad noocaan oo kale ah.
Guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka...
Wasiirka Waxbarashada Puntland, Abshir Aw-Yuusuf Ciise ayaa Maanta u dhoofay Jasiirada Seychelles ee Afrika, halkaasoo uu uga qaybgalayo shir looga hadlayo horumarinta wax-barashada dad-ban iyo sida loo horimarin karo xirfad-leyda Caalamka.
Shirka oo socon doona muddo Shan maalmood ah ah ayaa waxaa ka qayb-galaya 13 dal oo daneynaya horumarinta xirfadlayaasha...
Warqad sir ahayd oo si hoose loo helay ayaa la sheegay in ay muujinayso in agaasimaha Bariga Afrika ee shirkadda SOMA OIL & GAS oo Hassan Khayre lagu magacaabo uu xiriir la leeyahay koox argagixiso ah.
Si kastaba ha ahaatee, sida aan kasoo xiganay wargeyska the Independent ee kasoo baxa dalka...
Xukuumadda Kenya oo tan iyo sannadkii 1991-kii ay ku noolaayeen nus-malyuun Qoxooti Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u sheegtay inay doonayso in qoxootigu ku nool xeryahaha Dhadhaab-Kenya ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan dalkeeda.
Isku-duwaha gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Maxamuud Saalax ayaa sheegay in xeryaha Dhadhaab ay lu noolaayeen...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in cunno-qabateynta hubka laga qaado Somalia, waxayna soo dhaweeyeen hormarka amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee ay Somalia ku tallaabsatay.
Wasiirrada waxay kulankoodii 145-aad isku raacen in la sii wado dadaalada lagu taageerayo Somalia, iyagoo ku baaqay in laga taageero doorashada la filayo...
Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC, ayaa sameystay Baasaboor cusub oo Mideynaya qaar ka mid ah Dalalka Bariga Afrika, kuwaas oo aysan ku jirin Soomaaliya.
Kulan ay toddobaadkii hore uu ku yeeshay ku Ururka EAC Magaalada Arusha ee Tanzania ayay xoogga ku saareen laba qodob oo ay u arkeen inay...
Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Somalia, ayaa maanta Xukunno ku Ridday lix ruux oo lagu soo eedeeyay inay ka dambeeyeen Qaraxyadii bishii lasoo dhaafay ka dhacay Degmada Baydhabo oo Sababay Geerida dad fara badan.
Eedeysanayaashan oo toddoba ruux ahaa ayaa Shan ka mid ah lagu xukumay...
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalmihaan ku sugnaa Dalka Maraykanka ayaa xalay kumannaan Soomaali ah kula kulmay Xarunta Shirarka ee Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.
Kulankan ayaa waxaa ka qayb-galay Bulshada Soomaaliyeed sida; Culummada, odayaasha, Waxgaradka, haweenka iyo Arday, waxaana si weyn loogu soo dhaweynayay ayaa lagu soo dhaweeyay...
Ku dhawaad 25 xisbi siyaasadeed ayaa sameystey dalad ay si wada jir ah ugu shaqeyn doonaan taas oo loo bixiyey ISBAHEYSIGA XISBIYADDA SIYAASADA SOOMAALIYA.
Isbaheysigan ayaa waxa uu ka koobanyahey xisbiyo siyaasadeed oo dalka ka jira,waxeyna madaxdoodu iku raaceen in la mideeyo aragtida xisbiyada ee ku wajahan doorashooyinka soo socda...
Shirka Gollaha Wasiirrada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cum ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha Puntalnd ka taagan.
Golaha Wasiirrada Puntland ayaa warbixin ka dhagastay Wasiirka Amniga, waxayna intaas kaddib walaac ka muujiyeen, doontii hubka siday ee la qabtay iyo halista ka imaan-karta...


















