Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa si Adag u mid ah u cambaareeyay weerarradii ay Al-shabaab habeen hore ku qaaday maqaayado ku yaalla Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku Geeriyoodeen tiro ka badan 25-qof, ayna ku dhaawacmeen tiro kale oo badan.
Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa Muujiiyay sida...
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kenya, ahna Hoggaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka ah ee CORD, Raila Odniga ayaa ku baaqay in shacabka Kenya ay u midoobaan sidii loola dagaalami lahaa Al-shabaab.
Hadalkaan ayuu Raila Odinga sheegay kaddib markii isaga, Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, madaxweyne ku xigeenka William Ruto iyo mas’uuliyiin kale ay booqdeen...
Dowlada Koonfur Afrika ayaa si adag u Cambaareysay Weerarkii ay Al-shabaab xalay ku qaadeen maqaayad ku taalla Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, taasoo ay ku dhinteen in ka badan 25-qof.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Koonfur Afrika ayaa ugu horreyn tacsi loogu diray dadkii ku geeriyooday weerarkaas, waxayna...
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in la soo Af-jaray Howl-galkii Xeebta LIIDO, halkaasoo ay xalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab.
Howlgalka oo socday muddo 10-saac ah, ayaa waxaa ku dhintay 25-ruux oo ay afar ka mid ah yihiin xoogagii weerarka ku qaaday baar Liido Sea Food, iyadoo...
Xarunta Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa maanta cambaareysay maanta qaabka loo Musaafurinayo Dadka Ajaanibta ah ee Dalka Itoobiya ka soo jeeda, iyagoo xusay inaanay habooneyn in si wadar ah dadkaasi loo mustaafuriyo. Hay’adda Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa hadalkaan ku sheegtay War-saxaafadeed ay soo saartay, wuxuuna u qornaa sidan:
“Xarunta Xuquuqal Insaanku...
Mas'uuliyiin ka tirsan Golaha Amaanka ee QM ayaa maanta booqan doonaan dalka Burundi, si ay u dhiirri-geliyaan wadahadallada nabadda iyo in ay isku dayaan soo af-jarida rabshadaha ka aloosan dalkaas.
Qorshaha Madaxweyna Burundi, Pierre Nkurunziza ee ahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxtinimada dalkaasi ayaa bishii Abriil ee sannadkii...
Al-shabaab ayaa soo Ban-dhigtay Maanta Sawirrada Gaadiidkii ay ku gubeen iyo kuwii ay ka Qabsadeen weerarkii ay Jimcihii lasoo dhaafay ku qaadeen Saldhiga Ciidanka AMISOM ee deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo, waxaana Saawirradan ku jira qaar ka mid ah Askartii Kenyanka ah ee ay Gacanta ku dhigeen iyagoo nool.
Gaadiidka...
Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana looga hadlay Qodobbo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen; Weerarkii Al-shabaab ay ku Qaaday Jimcihii lasoo dhaafay Saldhigga AMISOM ee deegaanka Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo.
Kulanka ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Wasiirrada Amniga Somalia oo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke, Wasiirka Gaashaandhigga dalka Jabuuti Xasan Dharaar Hufane, wasiiro, xildhibaanno, safiirka dalka Jabuuti, saraakiil ciidan iyo mas'uuliyiin ka kale oo ka kala tirsan labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Beledweyne uga Qayb-galay Munaasabad lagu Sagootinayay Saraakiil iyo cutubyo ka tirsan ciidammada...
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in go’aanka ugu dambeeyay ee habka doorasho ee dalka ka dhacaysa lagu gaari doono degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Wuxuu hadalkiisa ku daray Axmed Madoobe in la isugu soo laaban doono Shirar kale, isla markaana la gaari doono heshiis...
















