Monday, August 3, 2026
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidammo dheeraad ah ay u soo dirtay Soomaaliya, kuwaas oo qayb ka qaadanaya Hawl-gallada lagu raadinayo ciidamadii Keenyaanka ahaa ee lagu waayay weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday saldhigga Ceel-cadde ee Gobolka Gedo. Taliyaha ciidamada KDF-ta Kenya, Jen. Samson Mwathethe ayaa ku tilmaamay ciidamada ay u...
Guddi ay dowladda Kenya u magacawday inay baaraan weerarkii lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee deegeenka Ceel-caede ee Gobolka Gedo todobaadkii hore, ayaa ku eedeeyay beesha Mareexaan inay ka geysatay gacan weerarkaasi oo kooxda Al-shabaaab ay ku qaadday saldhiggaas. Sida uu baahiyay Wargeyska the Standard ee kasoo baxa Kenya,...
Madaxweynaha dalka Eritrea, Isaias Afwerki ayaa iska diiday in waddankiisa ay kusoo wajahan tahay cabsi laga qabo cuno-yaraan, kaddib markii Qaramada Midoobay ay sheegtay in abaaraha iyo dabeysha El Nino ay Waddamada Bariga Afrika ku sababeen in Mallaayiiin qof ay u baahdaan gar-gaar bani'aadamnimo Caalami ah. Roobabka dabeylaha wata...
Soomaaliya ayaa waxay ka Qayb-gashay shir dib loogu eegayay Xuquuqda Aadanaha Calaamka, kaasoo Afartii Sannaba mar la qabto kana dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Wafdiga Somalia uga qayb-galay Shirkaas ayaa waxaa ka mid ahaa; Wasiiradda Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, Sahra Maxamed Cali Samatar iyo Xeer-ilaaliyaha Guud ee...
Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkuruziza ayaa ka soo hor-jeestay in Dalkiisa la geeyo Ciidammo Nabad-ilaalinta ah oo ka socda ururka Midowga Afrika, kaddib kulan uu Bujumbura kula qaatay Wufuud ka socotay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo booqday Bujumbura. Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si weyn niyad-jab uga muujiyay kulankii ay Nkurunziza...
Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta ka qayb-galey shir ay isugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Carabta iyo Dowlada Hindiya, kaasoo ka furmay magaalada Manama ee Boqortooyada Baxreen. Shirkan ayaa lagu gorfeeyay doodaayay sidii loo horumarin lahaa is-kaashiga ka dhexeeya waddamada Carabta &...
Al-shabaab ayaa ku Han-jabtay mar kale inay Kenya ku qaadi doonto weerar ka culus midkii ay toddobaadkii hore ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenya ay ku sugnaayeen ee deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo. Afhayeenka Howlgallada ee Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay inay Go’aansadeen inay ciidamada Kenya ku Weeraraan meel...
Kulan ballaaran oo ay maanta ku yeesheen Beledweyne odayaal & waxgarad kasoo jeeda mid ka mid ah beelaha ku nool Gobol Hiiraan, ayaa looga dhawaaqay shirweyne wadatashi ah oo ka dhaci doona Beledweyne. Shirka oo ay ka qayb-galeen oday-dhaqameed, Waxgarad, Dhallinyaro, Haween iyo qeybo kala duwan oo bulshada ka mid...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Muxammad Sh. Cusmaan oo booqasho ku jooga magaalada Baqdaad ee xarunta dalka Ciraaq ayaa kulan la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Dalka Ciraaq, Iyad Allawi. Kulankan oo ka dhacay xarunta safaaradda Somalia ee dalka Ciraaq ayaa waxaa goob-joog ka ahaa; Xoghayaha guud ee Baarlamanka Somalia, C/kariin X. Cabdi...
Afhayeenka nabadsugidda Jubaland Axmed Max’uud Max’ed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ugu horeyn tacsi u diray ehellada dadkii ay waxyeelada kasoo gaartay weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday maqaayad ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka nabadsugidda Jubaland ayaa amaanay ciidamada nabadsugidda qaranka ee NISA oo uu...