Kulan ballaaran oo ay soo qaban-qabiyeen Jaaliyadda Reer Hiiraan ee Netherland, kaasoo lagu taageeray shirka ka socda magaalada Baldaweyne ee aayo-ka-talinta gobolka Hiiraan oo uu Horkacayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa lagu qabtey magalada Rotterdaam ee Waddanka Netherlands.
Qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda Reer Hiiraan ee Dalka Netherlands iyo Dalalka...
Hay'adda maareynta musiibooyinka Puntland ayaa ka digtay Maanta abaaraha ka jira Goballada Sool, Sanaag iyo Deegaannada dhaca Bariga fog ee Puntland.
Agaasimaha hay'ada Maareynta Masiibooyinka Puntland C/laahi C/rixmaan (Cayrow) ayaa sheegay inay Abaarahu ka jiraan deegaannada kala ah; Dan-garayo, Isku-shuban, Baran iyo Hataftimo, kuwaasoo dadka iyo duunyada ku dhaqan aysan helin wax...
Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo ku kulmay Maanta Muqdisho ayaa Xukuumadda Somalia Dib ugu celiyay Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka, si loosoo dhameystiro, iyagoo sidoo kalena ka dooday isbedel lagu sameynayo xeer-hoosaadka Baarlamaanka Somalia. Kulanka Baarlamaanka oo uu Shir-guddoominayay, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, ayaa waxaa goob-joog ka ahaa ku-xigeennadiisa iyo 142...
Xukuumadda Somalia ayaa sheegtay in la soo xiray Dad ka badan 20-ruux oo lala Xiriirinayo Qaraxii Diyaaradda Daallo ka Talaadadii la soo dhaafay, iyadoo si Deg-deg ah ugu soo laabatay Garoonka Aadan Cadde oo ay markii hore ka duushay. Afhayeenka Xukuumadda Somalia, C/salaan Axmed Caato ayaa sheegay in ay...
Xaalado Kacsanaan ah ayaa ka jirta Degmada Marko ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose maanta, sida ay sheegeen qaar ka mid ah shacabka ku nool degmadaas, iyadoo weli Degmadu ay gacanta ugu jirto Al-shabaab.
Goob-joogayaal ku sugan Marko ayaa sheegay in Al-shabaab ay soo geliyeen qaar ka mid ah gaadiidka dagaalka...
Wararka laga helayo Degmada Marko ayaa sheegaya inuu maanta dulleedka degmadaas iska-horimaad ku dhexmaray xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada Dowladda Somalia oo garabsanaya kuwa AMISOM. Iska-horimaadka ayaa ka dhacay deegaanka Buufow-bacaad Qiyaastii 3-km ka xiga Marko dhanka Waqooyi.
iyadoo Dagaalkan uu Qarxay markii Al-shabaab ay weerareen ciidammo millateriga Somalia ka tirsan...
Guddoomiyaha deegaanka Bomet ee wadanka Kenya, Isaac Ruto ayaa ka dalbaday madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta inuu Ciidanka Kenya kasoo saaro gudaha Somalia, isagoo tixgelinaya cabashadooda.
Isaac Ruto oo magaalada Kericho kula hadlayay mas’uuliyiintii hore ee golaha deegaanka, ayaa ku boorriyay in Warbixinnada ka imaanaya Soomaaliya ay sheegayaan in Ciidamada Kenya...
Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur iyo Wafdi odayaal-dhaqameedyo ah oo safarkiisa ku wehlinayay ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Tarsan iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Ugaas Khaliif kusoo dhaweeyay Mas'uuliyiin ka Tirsan maamulka Gobolka, Odayaasha-dhaqanka iyo...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta khudbad dhinacyo badan ka jeediyay kulan aan caadi ahayn oo Baarlamanka FS ay ku yeesheen Muqdisho, isagoo ka hadlay Siyaasadda, Shirkii lagu go’aamiyay doorashada dalka, dhallinyarada iyo qodobbo kale.
Furitaankii kulanka ayaa waxaa ka hadlay guddoomiyaha baarlamanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo ka...
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo kulan la qaatay hay’ado badan oo kuwa gargaarka ah oo ka howlgala Puntland, ayaa ka dalbaday in gargaar lala soo gaaro shacabka qaybo ka mid ah Puntland ku nool, kuwaasoo uu sheegay inay abaaro kusoo wajahan yihiin.
C/weli Gaas ayaa hay’adahaas kala hadlay...


















