Xeerka axzaabta siyaasadda soomaaliya ooay in muddo ah heysatey ayaa manta ay meel mariyeen xukuumadda uu huhaamiyo R/WCumar C/rashiid kadib markii culeys badani ka yimid xisbiyo badan oo dalka ka sameysmey.
Beryo ka hor ayey aheyd markii ay xisbiyo ka badan 22 u gudbiyeen maxkamadda sare dacwo lidi ku ah...
Barta Bulshadu ay ku xiriirto ee Twitter-ka ayaa la sheegtay inay ka fakareyso inay is-beddelo sameyso, si ay adeegsiga bartan uga dhigto mid fudud oo cid walba ay adeegsan karto.
Arrintan ayaa imaanaysa, kaddib markii Warbixintii ugu dambeysay ee la soo saaray ee ku Saabsanayd Wax-qabadka Barta Twitter-ka ay Muujisay...
Ergayga QM ee Sooamaliya, Michael Keating oo maalmahan ku sugnaa Garoowe ayaa soo Gunaanaday Kulamadii uu la lahaa Siyaasiyiinta, Golaha Dhaqanka, Bulshada Rayidka ah, madaxda iyo weliba xildhibaanada baarlamaanka Puntland, iyadoo kulammadaasi aysan kasoo bixin wax natiijo ah.
Madaxweyanaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Wafdigii uu Hoggaaminayay ergayga QM...
Ciidamada ururka Midowga Afrika ee AMISOM ee ka Hawl-gala Somalia ayaa waxay maanta ka digeen Weerarro ay Xoogagga Al-shabaab ka geystaan deegaannada ay Dowladda Somalia iyo AMISOM gacanta ku hayaan, iyagoo isku ekeysiinaya isticmaalaya direyska AMISOM si ay isugu ekeysiiyaan.
AMISOM ayaa warbixin kooban oo ay soo dhigtay boggooda Twitter-ka...
Madaxweyne ku xigeenka dalka Ciraaq, horayna u soo noqday RW-hii Ciraaq, Ayad Allawi & Wafdi uu Hor-kacayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo kulammo la qaatay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo RW Sharma’arke.
Wafdiga uu hoggaaminayo Allawi ayaa waxaa garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyay RW Somalia, Xubno ka tirsan Wasiirrada...
Xildhibaanno Baarlamaanka Somalia ka Tirsan oo tiradoodu gaarayso 54-xildhibaan ayaa 07-dii Feberaayo guddoonka baarlamaanka Somalia u gudbiyay mooshin ka dhan ah hadalkii madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud uu ka jeediyay baarlamaanka, kaasoo ahaa in baaritaanada la mariyo xildhibaanada, wasiirrada iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda Somalia.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh...
Kooxo Hubaysan ayaa Xalay Weeraray Xarunta uu degmada Buuhoodle ka Deggen yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh.
Weerarkaan oo laba Ruux ay ku dhaawacmeen ayaa waxaa la sheegay inay ka dambeeyeen ciidammo taabacsan Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Saleebaan Ciise Xagla-toosiye oo toddobaayadii aan soo dhaafnay ku sugnaa Buuhoodle.
“Xalay mar keliya...
Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay, 100-qof qof oo kalena way ku dhaawacmeen, kaddib markii gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka ay isku dhaceen laba tareen.
Isku-dhaca labadan Tareen ayaa ka dhacay Meel u dhow Bad Aibling oo 60-Km Koonfur-bari kaga beegan magaalada Munich ee waddanka Jarmalka.
Iyadoo shirkadda Tareennada maamusha...
Ciidammo Tiradoodu gaarayso 1700 oo Askari oo ka kala socda Afrika, Yurub iyo dalka Mareykanka ayaa ka Qayb-qaadanaya tababar Layli Millateri ah oo ka bilowday wadanka Senegal, kaasoo qeyb ka ah dadaalka lagu xoojinayo dagaallada ka dhanka ah kooxaha loogu yeero Argagixisada.
Kooxaha Argagaxisada loogu yeero ayaa Weerarro u muuqday...
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali iyo ku-xigeenkiisa C/xakiin C/llaahi Cumar Camey ayaa Maanta Madaxtooyada Puntland kusoo dhaweeyay ergayga QM ee arrimaha Somalia, Michael Keating iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay.
Wafdiga Danjire, Michael Keating ayaa waxaa ka mid ahaa: xubno ka kala socday IGAD, Talyaaniga, Midowga Yurub, Ingiriiska,...

















