Monday, August 3, 2026
Muran Xoog leh oo ka dhex Qarxay Madaxweynaha Mareykanka, Barack H. Obama iyo musharraxiinta Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, kaddib markii uu Geeriyooday Xaakim muddo Fog ka Tirsanaa Xaakimiinta Maxkamadda ugu Sarreysa Dalka Mareykanka. Antonin Scalia oo 79-sano jir ahaa, ayaa si weyn u diidanaa Dumarka ilmaha iska soo rida...
Wafdi ka socda Midowga Afrika ayaa Soomaaliya ku yimid booqasho ay ku qiimeynayaan howlgalka Ciidamada AMISOM ee ku sugan Somalia iyo baahida deg-degga ah ee ciidamadu Midowga Afrika ka socda ay u baahan yihiin. Xubnaha Wafdigan oo ka socda qaybta taageerada howlgallada nabad-ilaalinta ee Ciidanka Midowga Afrika ayaa Waxyaabaha ay...
Diyaarada Turkish Airline ayaa maanta kasoo Dagtay Garoonka Diyaaradaha Aden Adde ee Muqdisho, kaddib Muddo Laba Toddobaad ku dhow oo aysan soo Cago-dhigan, markaasoo ahayd markii Qarax uu ka dhex-dhacay Diyaaraddii DAALLO Airlines oo Muqdisho ka duushay kuna socotay dalka Jabuuti, iyadoo weerarkan Mas’uuliyadiisa ay sheegatay Al-shaabab. Xamuul iyo Rakaab...
Hoggaamiyaha Mucaaradka Koonfurta Suudaan, Riek Machar ayaa si taxaddar leh uga hadlay xilkii madaxweyne ku xigeenka dalka South Sudan ee uu shalay u magacaabay madaxweynaha dalkaas, Salva Kiir. Machar ayaa xilkan loo magacaabay, Wuxuu qayb ka yahay Heshiiskii ay labada dhianc ee isku haya dalkaas ku gaareen magaalada Addis Ababa...
Madaxweynaha dalka Suuriya, Bashar Al-Assad ayaa ku goodiyay inuu sida ugu dhaqsiyaha badan mucaaradka uu uga qabsan doono Waddanka oo dhan, iyadoo Hadalkiisan uu kusoo beegmayo Xilli dhawaan ay burbureen Wadahadallo u dhexeeyay mucaaradka iyo Xukuumadda Dimishiiq. Al-Assad oo Wareysi siinayay Wakaalada Wararka ee AFP ayaa sheegay in muddo fog...
Iyadoo lagu wado in toddobaadkan ay ka dhaco dalka Uganda doorashada madaxnimo, ayaa waxaa laga baqdin qabaa in ay rabshado iyo colaado hareeyaan doorashada la filayo inay ka dhacdo Uganda. Waxaa shaki badan laga qaaday markii laga soo xigtay Taliyaha Booliiska Ddalka Uganda, Kale Kayihura ay wargeysyada dalka Uganda kasoo...
Madaxweynaha dalka Koonfurta Suudaan, Salva Kiir ayaa u magacaabay madaxweyne ku xigeen ninka uu loolanka siyaasadeed kala dhaxeeyay ee Riek Machar. Tallaabadan ayaa imaanaysa kaddib markii dhiacyada isku haya South Sudan isku haya ay heshiis gaareen, kaasoo haatan u muuqda in horumar weyn laga gaaray fulintiisa. Riek Machar oo ah hoggaaminaya...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Munich ee dalka Jarmalka, Isagoo ka qayb-galayo shirka 52-aad Ammaanka ee Munich (Munich Security Conference). Shirkan Caalamiga ah ayaa waxaa ka Qayb-galaya 30 Hoggaamiye oo Dalalka Dunida ka Socda iyo 70 Wasiirro Arrimo Dibadeed iyo Difaaca oo ka...
Xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur Afrika, Gaar ahaan xubnaha Mucaaradka Garabka-bidix oo ee Xisbiga EFF Economic Freedom Fighters ayaa xalay buuq ka kiciyay Baarlamaanka Waddankaas, isla markaana Madaxweyne Jacob Xuma dhaleeceeyay, xilli uu jeedinayay khudbadiisii Sannadlaha ahayd. Buuq iyo Jah-wareer ayaa xalay Hareeyay Baarlamaanka Dalka Koonfur Afrika, halkaasoo Xubnaha Xisbiga Mucaaradka ay...
Gobolka Awdal ayaa noqday gobolkii labaad ee ay si Rasmi ha uga billaabanto diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha Somaliland, Waxaana labaddii maalmood ee u dambeeyay ku sii Qul-qulayey Mas'uuliyiinta Xisbiyada Qaranka, guddida doorashooyinka iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada oo ka Qayb-qaadanayey billowga diiwaangelinta. Munaasabaddii lagu shaacinayey inay gobolka Awdal ka bilaabi...