Xukuumadda Uganda oo ah tan
ciidamada ugu badan ee ka Tirsan Hawl-
galka Midowga Afrika ee AMISOM ay
kaga sugan yihiin Somalia, ayaa
shaacisay maanta inay ciidamadeeda la
baxayso Sannadka soo socda ee 2017-ka.
Uganda ayaa waxay ahayd dalkii ugu
horreeyay oo ciidammo nabad-ilaalin ah
u soo dira Soomaaliya Sanadkii 2007-dii,
iyadoo sanado kaddib ay kusoo biireen
Ciidammo kale...
Tan iyo
darraad waxaa socday boob lagu hayo
hantida ajaaniibta ayna u dheer tahay in
naftooda dadkaa loo weeraraayo dalka
Koofur Afrika.
Soomaali ayaa qeyb ka ah dadka la
dhacaayo oo weeraraduna ay kusocdaan.
Arintaa ayaa kasoo cusboonaatay
Pretoria oo ah magaalo madaxda
dalkaasi Koofur Afrika gaar ahaan
markii darfo kawada tirsan xisbul
xaakimka Koofur Afrika ee ANC ay isku
mari...
Shalay
galinkii dambe ayaa diyaarado waxaa ay
duqeeyeen tuulo lagu magacaabo Ilaale
oo kutaal gobolka Gedo gaar ahaan meel
u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya
kala qeybiya.
Tuulaadaa ayaa wararku waxay
sheegayaan inay u jirto xadka 15km
waxayna hoos timaadaa Ceel-waaq
Soomaaliya.
Afar carruur ah-3 wiil iyo gabar ayaa
lagu soo waramay inay halkaa ku
dhinteen kadib markii diyaaradahaasi la
heleen hubkii...
Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya iyo safiirada dowladdaha Turkiga, Qadar, Jabuuti, iyo Yaman, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Xubnaha gollaha wasiirada ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka ammniga xukuumada Soomaaliya C/risaaq Cumar Max'ed, Wasiirka arrimaha dibada C/salaan Hadliye, wasiiru-dowlaha wasaarada arrimaha gudaha C/rashiid Max'ed Xidig...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Baydhabo oo lagu wado inuu maanta ka furmo Shirka wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka dalka ka dhacaya bisha Ogoosto ee sannadkan 2016-ka.
Waxaa kaloo maanta Baydhabo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ; waxaana lagu wadaa...
Xaalado Cabsiyeed, ayaa Xilligaan waxay ka taagan tahay Degmada Afmadow iyo Dhoobley oo kawada tirsan Gobolka Jubbada Hoose , kaddib markii Boqollaal ka tirsan xoogagga Al-shabaab oo aad u hubeysani ay deegaannadaas ku dhawaadeen.
Idaacadda VOA-da ayaa baahisay in ku suggan Afmadow iyo Dhoobley ay u xaqiijiyeeen in ciidanka AMISOM...
Tan iyo shalay ayaa waxaa socday boob lagu hayo dukaamo ay leeyihiin dad ajaaniib ah oo kunool dalkaasi Kooru Afrika oo Soomalidu ay ka mid yihiin.
Weerarada boobka ah ayaa ka bilowday siyaasad ay isku hayaan darfo ka tirsan dadka reer Koofur Afrika.
Hase ahaatee, markii ay arinkii ay isku hayeen...
Ururka Midowga Afrika, ayaa shaaciyay inuu qorsheynayo in Afrika oo dhan ay yeelato hal baasaboor, sida Midowga Yurub oo kale, si ay bulshooyinka Afrika ay u helaan inay waddamadooda isaga tallaabaan.
Hoggaamiyeyaasha Afirka ayaa la filayaa in dhawaan Qorshahan loo soo bandhigo, Waxaana tani ay dadka Afrikaanka ah u ogolaanayso...
C/raxmaan C/shakuur, ayaa ku dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxweyne ee tartanka doorasho ee sannadkan 2016-ka. isagoo uga dhawaaqay xaflad uu soo qabanqaabiyey Xisbiga Wadajir oo ay kasoo qayb-galeen siyaasiyiin, aqoon-yahanno, dhallin-yaro, haween, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, qaar ka mid ah madaxda xisbiyada oo lagu qabtay...
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maraykanka, ayaa diiday qorsheyaal lagu xoojin lahaa xakamaynta hubka ay shacabka dalkaas isticmaalaan.
Tallaabadan ayaa waxay ka mid ahayd in la hor-istaago in hub laga iibiyo dadka ku jira liiska kooxaha Argagixisada looga shakisan yahay.
Aqalka sare ayaa la hor-keenay qorshe ka kooban afar qodob, kaddib markii...


















