Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.
Shariif Xasan iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada Baydhabo kusoo dhaweeyay Ciidamada Maamulkiisa iyo Qaybaha Shacabka, Waxaana ay kusoo Aadaysaa imaashahiisa Baydhabo iyadoo uu magaaladaas ka furmi doono...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Hawl-galka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa ka bilaabay Magaalada Beledweyne iyo Deegaannada hoostaga howlgalo ammniga lagu xaqiijinayo.
Tiro badan ciidammada ka tirsan ayaa lagu arkayay saacadihii hore ee maanta qaar ka mid ah xaafaddaha magaalada, kuwaa meelaha qaar ka sameynayay baaritaanno ammniga lagu sugayo.
Siddoo kale,...
Waxaa maanta xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ka laabtay tirada ugu badnayd ee qaxooti Soomaaliyeed. Qaxootigaas oo gaaraya ilaa 542 qofood ayaa waxay ku kala laabandoonaan degmooyinka Kismaayo, Baydhabo iyo Luuq.
Qaar ka mid ah qaxootigaas ayaa markay gaaran degmooyinkaas waxay uga see gudbayaan tulooyin hoos tago degmooyinkaas oo ay horan...
Ciidamada ammaanka ee dowladda soomaaliya ayaa goor sii horeysay Magaalada Muqdisho ku xiray saddex nin, oo laba ka midda ay ka tirsan yihiin Ciidanka Militariga Somaliya gaar ahaan guutadda labaad , ka dib markii lagu eedeeyay in ay dhac u gaysteen dad ku nool qeyb ahaan degmooyinka magaaladda muqdisho.
Afhayeenka...
Shan wariye oo ka Hawl-gala Gobolka Gabiley, ayaa Xalay Ciidamada Liyuu booliska dawlad deegaanka Itoobiya ka qabteen Magaalo Xuduudeeda Tog-wajaale, kuwaasoo markiiba loo dhaadhiciyey magaaladda Jig-jiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya.
Sida Wararka aanu ka helayno Magaalada Wajaale - ayaa la sheegay in Wariyeyaashaan u talaabeen dhinaca xadka Itoobiya...
Shan askari oo biliis ah oo ilaalinaayay bas usoo socday Nairobi ayaa waxaa dilay dabley jidka u gashay gaarigaa baska ah.
Baska oo lagu magacaabo Desert Cruiser ayaa waxaa la sheegay inuu u soo socday Nairobi uuna ka soo baxay magaalada Mandheera ee gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari.
Gaariga ayaa dableydii ku...
Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qoxootiga ee UNHCR ayaa sheegaysa in tirada dadka ku barakacay colaadda caalamka ka oogan ay gaareen heerkii ugu Sarreysay inta la ogyahay Taariikhda Caalamka.
Warbixinta sannadlaha ah ee Hay'adda UNHCR ay ku eegto tirada dadka colaadaha ku barakacay ayaa lagu sheegay in dhamaadkii Sannadkii hore...
Musharaxa ugu cad-cad Xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in la joogo xilligii dalkaasi Mareykanka uu si dhab ah uga fikiri lahaa Adeegsiga qaab dad gaar ah lagu bartilmaameedsanayo si loola dagaalamo dambiyada dalkaasi ka dhacaya.
Trump ayaa hadalkan ka jeediyay teleefishinka CBS kaddib markii la weydiyay in...
Dagaalka Yemen ayaa waxaa kasoo qaxay Yemeniyiin badan kuwaasoo usoo cararay dhanka Geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya iyo Jabuuti.
Yemen iyo Djibouti waxaa un u dhexeeya 30 km oo bad ah gaar ahaan dhanka Bab-el-Mandeb.
Qaxootiga Yemeniyiinta ah ee Jabuuti kunool ayaa waxay in badan oo ka mid ah kunool yihiin...
Tartanka Ciyaaraha Orodka ee loo yaqaanno Midnight Sun Marathon oo ay Sanad kasta marti-geliso Magaalada Tromsø oo ku taalla woqooyiga dalkan Norway ayaa waxaa sanadkaan furay Boqorka Boqortooyada Norway Harald oo ay wehliso Boqoradda Mrs.Sonja waxaana Goob-joog ka ahaa Munaasabada furitaanka ciyaarahan Duqa Magaalada Tromsø - Jarle, Mas'uuliyiin ka...

















