Golaha Amaanka ee QM, ayaa Jimcihii shalay u Kordhiyay Xilliga Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya , Kaddib Markii Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ay booqasho ku yimaadeen Muqdisho, ayna qiimeeyeen natiijada Hawl-gallada AMISOM ee Soomaaliya.
Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ayaa shalay isku raacay in hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia...
Xayeesiin dhawaan loo sameeyay saabuun dalka Shiinaha lagu sameeyo ayaa muujisay nin madow oo lagu ridaayo aalada dharka dhaqda ee afka qalaad loo yaqaano washing machine kadib marka afka loo galiyo asaga qudhiisa saabuuntaa oo loo yaqaano magaca Qiaobi dabadeena uu hadhow meeshaa kasoo baxaayo nin Shiineys ah oo...
Taageerayaasha iyo Mucaaradka Donald Trumo, oo ka mid ah murashaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, ayuu Iska-horimaad ku Dhex-maray Magaalada San Diego ee Gobolka California.
Ciidanka Booliiska gobolkaas ayaa sheegay in Mudaaharaadka lagu qabtay Dibadda Xarun ku Taalla Bartamaha Magaalada, uu Sharciga ka hor-jeedo, Waxayna sheegeen inay Xireen 35 qof...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta Shaacisay, in la Maxkamadeyn doono dad Ajaanib ah oo Waddanka ku joogay si sharci-darro ah, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigeen Hay'adaha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Dr. Xaashi Cilmi Nuur - ayaa Sheegay in Sharciga la hor-keenayo Ajaanibtaan Sharci-darrada kusoo...
Iyadoo Maanta lagu waday in RW Soomaaliya iyo wafdi uu Hoggaaminayo ay safar ku tagaan Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa la sheegayaa in safarkaas uu ku yimid dib u dhac.
Wararka qaarkood, ayaa sheegaya in Wafdiga RW Somlaia ee tagi lahaa degmada Dhuusa-mareeb ay diiday Ahlusunna Waljamaaca, Taasna ay...
Waxaa maanta si rasmi ah magaaladda muqdisho iyo qeyb ahaan gobolada dalka uga bilowday galista imtixaanka dowladda oo laga qaado ardeyda dugsiyadda sare dhameeyay ,imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, waxaa qaadeyso wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Somalia.
Ardayda ayaa imtixaanka ku galaya goobo ay u...
-Cudurka kaduudiyaha ay Soomaalidu u taqaano ayaa waxaa uu ka jiraa Balad Xaawo, Gobolka Gedo. Cudurka kaduudiyaha ayaa waxaa dhaliya fayraska Chikungunya.
Cudurkaas oo dhawaan lagu arkay qaar ka mid ah dadka kunool magaalada Balad Xaawo ayaa waxaa uu asiibaa qeybaha kala duwan ee jismiga baniaadamka gaar ahaan kala goysyada...
Shalay ayay ahayd markii eedeysaneyaasha oo ka koobnaa 13 uu xaakim maxkamad kutaala Kampala Uganda uu sheegay in 5 ka mid ah lagu helay dembigaa ah inay qaraxyo ka geysteen maqaaxiyo lagu daawanaayay tartanka koobka kubbadda cagta ee dunida sanadkii 2010.
Dad Soomaali ah ma aysan kujirin inkastoo guud ahaan...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo - ayaa maanta ku wajahan Magaalada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud oo maamulaan xoogagga Ahlusunna Wal-jamaaca.
Degmada Dhuuso-mareeb waxaa xilligan ka socota qaban-qaada lagu soo dhaweynayo RW Somalia iyo Wafigiisa, iyadoo Ciidamada Ahlusunna ay si aad ah u Adkeeyeen Ammaanka...
-Maxkamada QM ee THE HAGUE, Netherlands, ayaa sheegtay shalay inay dhagaysan doonto dacwada kusaabsan muranka xadduuda badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Dacwadaas ayaa waxaa la qaadi doonaa bisha 9aad ee sanadkaan 2016 markaas oo lagu wado in la kala caddeeyo dalka labada dal ay raaceyso qeybta laisku...


















