Wednesday, August 5, 2026
Qaramada Midoobay ayaa maanta sheegtay in wararkii ka oo baxay Mas’uuliyiinta Xukuumadda Kenya ee ahaa, in Xeryaha Dhadhaab ay gabaad ka dhigtaan kooxaha argagaxisada ah aysan ahayn mid xaqiiqo dhab ah loo hayo. Mas’uuliyiinta Dalka Kenya, ayaa horay u sheegay in Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab oo ay ku jiraan Nus-malyuun qof...
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama - ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Hiroshima ee wadanka Japan, iyadoo Obama uu noqonayaa madaxweynihii u Horreeyay oo Mareykan ah oo booqda Goobtii ugu horreysay Caalamka ee lagu duqeeyay hubka Atoomiga, taasoo kalaafatay nolasha dad lagu qiyaasay 140,000 oo qof. Barack Obama ayaa ubax dhigaya...
-Shirkii dhawaan lagu soo gabagabeeyay Istanbul ayaa xog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon wuxuu ka sheegay in dhaqaalihii deeqbixiyeyaashu uu aad u kordhay balse naxariistoodu hoos iminka ay u dhacday xilli weliba dhibaatooyinka baniaadminimo caalamka oo idil ay kordheen oo dalal badan sida Suuriya iyo Ciraaq ay qaxooti...
Iyadoo uu socdo gurmad xoogan oo loo fidinayo shacabkii ku Barakacay Dagaallada iyo Fatahaadda Beledweyne, ayay Shirkadda xawaalada Amaana deeq lacageed gaarsiisay ilaa 1000 qoys oo ka mid ah Qoysaska ku dhibaateysan Dulleedka magaalada. Xasan Ibraahim Xalane oo ah madaxa shirkadda Amaana ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Tallaabadaan ay...
Kumannaan Qoysas ah oo ka barakacay fatahaada Webiga Shabeelle ayaa xilligan daadsan deegaanka Ceel-Jaale oo ku yaalla duleedka Bari degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dadkan oo u badan haween, caruur iyo waayeen, ayaa wajahaya Xaalad adag oo dhinaca nolasha ah, kaddib markii ay intooda badan iyaga oo fara-maran lafahooda...
Dad tobanaan ah ayaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka weyn ee Mandheera kuwaasoo uu soo ritay cudurka daacuun caloolaha. Toban qof ayaa la xaqiijiyay inay cudurkaa u geeriyoodeen magaalada Mandheera ee dhacda xadka Kenya uu la wadaago dalka Soomaaliya shalay oo ugu dambeysay halka boqolaal kale oo qof ay la il...
Eedeysaneyaasha oo ka koobnaa 13 ayaa qaaliga maxkamadu uu sheegay in 5 ka mid ah lagu helay dembigaa ah inay qaraxyo ka geysteen maqaaxiyo lagu daawanaayay tartanka koobka kubbadda cagta ee dunida sanadkii 2010. Waxaa kaloo xaakimka maxkamadaasi uu sheegay in saddex ka mid ahaa lagu waayay dembiyadaa lagu soo...
Saraakiisha iyo Ciidamada Jabuuti ee Qaybta ka ah Howl-galka Midowga Afrika AMISOM, ayaa la arkayay maanta iyaga oo ku dhax-jira Qoysaska ku Barakacay Fatahaaddii iyo Dagaalladii Beledweyne una qeybinaya Bustayaal, iyo Mar-kaneeco, iyaga oo aan wax cabsi ah muujin. Kaalmada saraakiisha Jabuuti ay gaarsiiyeen bulshada, ayaa ka timid Xukuumadda Jabuuti,...
Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa booqasho ku tagay  wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska UNHCR ee Soomaaliya.   Wafdigaa ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo la qaatay qaar kamid ah dadkii dhawaan socdaalka indha indhenta ah ku tagay  qeybo kamid ah dalka Soomaaliya. Mas’uuliyiintaas ayaa warbixin kooban waxay dadka halkaasi kusugan...
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo Amaan ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Qorshayanayaan Weerraro ay ku qaadaan Xarumaha muhiimka ah ee ay Soomaaliya kaga sugan yihiin Ajanaibta, gaar ahaan xubnaha Reer Galbeedka ah. Ilo xog-ogaal ah, ayaa sheegay inay Al-shabaab doonayaan inay weeraradan uga Aargutaan Duqeymo iyo Hawl-gallo...