-Dawlada
Kenya ayaa xidhay xadka u dhexeeya
Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan xadka
u dhexeeya labada magaalo ee
mataanaha ah ee Mandheera oo dhanka
Kenya ah iyo Balad Xaawo oo dhanka
Soomaaliya ah.
Labadaa magaalo oo la dhihi karo waa
ay isku milmeen ayadoo wax u dhexeeya
oo dhul ah uusan jirin irid laisaga gudbo
maahee ayaa hadana waxaa...
RW
Somalia, Cumar C/rashiid Cali
Sharma’arke oo safar Shaqo u joogo
Dalka Mareykanka, ayaa kulan la Qaatay
Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda
Mareykanka oo saaxiib dhaw la ah
Soomaaliya.
Kulankan, ayaa diiradda lagu saaray
sidii lagu Xoojin lahaa Wada-shaqeynta
Xukuumadda Soomaaliya kala dhaxeyso
Dowladda Mareykanka waxyaabihii laga
wada hadlay waxaa ka mid ahaa in
Soomaaliya laga Taageeri lahaa
Dhinacyadda Dhismaha Ciidanka,
Horumarka Dhaqaalaha...
Wargeyska The Star ee kasoo baxa
wadanka Kenya ayaa Saakay oo Arbaco
ah daabacay in ay Rasmi tahay in
Dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo
Kenya ee la xiriirta Muranka badda ay
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ.
Kenya waxay ku doodeysaa in Somalia
ay rabto in Kenya ay noqoto dhul aan
Bad lahayn, Waxayna Kenya ku
sheegeysaa in biyaha...
Cabdullaahi Ibraahim Isbiimo - oo horay
uga tirsanaa Maamulka Degmada
Dharkenley iyo Darawalkiisii ayay Kooxo
Hubeysan ku Dileen Degmadaasi.
Koox hubeysan oo saarnaa Mooto Bajaaj-
ta ayaa gaari nuuca raaxada ah oo ay
saarnaayeen labada ruux ee la dilay
waxaa ay ku fureen rasaas.
Sidoo kale, Kooxda Mootada wadatay
ayaa Gaariga isku hor gooyay kadibna
rasaas ayeey ku fureen...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta
ayaa jooga Belgium halkaas oo uu shirar
kula leeyahay hoggaamiyeyaasha
Midowga Yurub.
Midowga Yurub ayaa ah shiriigga labaad
ee ugu weyn ee dhanka horumarinta
kasaacida Kenya asagoo kuxiga Baanka
Caalamka.
Midowga Yurub ayaa sidoo kale ah
meesha laabada ee badeecooyinka ugu
badan ee Kenya loo dhoofsho asagoo ku
xiga suuqa dalalka Afrika ee COMESA.
Kasokow inuu khudbad...
IYADOO SHALEY AY AHEYD MARKII LA QABTEY RAASHIN DHACEY OO AY WFP U RAREYSO GOBOLADA SOOMAALIYA QAAR KAMID AH AYAA MAANTA WAXAA SAXAAFADA LOO SOO BANDHIGEY CADADKA RAASHINKAAS IYO SIDA UU U EKAA.
RAASHINKAN AYAA AHAA MID LAGA ARGA GAXO WAQTI HORENA KA GUDBEY IN LA CUNO HAYADDA WFP WAXEY...
Saraakiisha Millateriga Ciidamada AMISOM - ayaa loogu baaqay inay qaadaan tallaabooyin lagu dhawrayo bulshada qaybaheeda kala duwan jilicsan sida Haweenka & Carruurta, xilliyada ay socdaan Hawl-gallada ay Soomaaliya ka wadaan.
Ku-simaha Madaxa Shaqaalaha AMISOM, Col. Shadrack Othieno Mutacho oo khudbad ka jeediyay Xafladdii Xiritaanka Tababarkan oo muddo saddex casho ah...
Wararka ka imaanaya xadka u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa sheegaya in dagaal uu xadkaa ku dhex maray ciidamada militariga ah ee Itoobiya iyo ciidamada Eritrea shalay.
Sanado badan ayaa dalalkaasi ku muransanaayeen xadkaa u dhexeeya dhulal u dhow gaar ahaan deegaanada Badhame iyo Sharaaro.
Wasiirka warfaafinta ee Itoobiya ayaa...
Ciidamada sirdoonka ee Mareykanka ee FBI ayaa sheegay ninkii shalay galab dadka gaaraya 50ka ku laayay magaalada Orlando ee Mareykanka in uu katirsanaan jiray jabhada Daacish ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya.
Ninkaas oo lagu magacaabo Cumar Matiin ayaa abaahii uu sheegay in uu sidoo kale necbaa dadka isku jinsiga...
Mas'uuliyiin ka Tirsan Maamulka heer Gobol ayaa u jooga degmada Buula-burte xil wareejinta maamulkii hore ee degmada, kaddib markii Dowladda federaalka Soomaaliya maamul cusub u soo magacaawday.
Guddoomiyaha cusub ee degmada Buula-burte ayaa noqonaya Xassan Nuur Maxamed oo badali doona guddoomiyihii hore C/siis Duuroow oo warar soo baxaya sheegayaan in...
















