Wednesday, August 5, 2026
Xog-hayaha QM Ban-ki-Moon oo shalay galinkii dambe booqday jasiirada Lesbos ee dalka Giriigga ayaa sheegay in dhibaatada qaxootigu aysan weli dhammaan asagoo isla markaa ku baaqay in qaab baniaadminimo arinkaa loo wajaho qaarada Yurub oo dhan. Lesbos ayaa ah mee1 ka mid ah meelaha qaxootigu kasoo galo Yurub. Wuxuu Ban-ki-Moon kula dardaarmay dadyowga dalalka Yurub oo dhan inaysan xadadka ka xiran...
Dawlada Eritrea ayaa sheegtay in ciidamadeedu dileen in ka badan 200 oo askari oo Itoobiyaan ah, isku dhac dhawaan ka dhacay xadka in badan lagu muransanaa ee u dhexeeya labadaa dal kadib. Asbuucii hore ayaa iska hor imaad dhacay waxaa labadaa dal midba midka kale ku eedeeyay in ciidamadiisu ay dhibkaa horseedeen. Intii u dhexeysay sanadihii 1998 iyo 2000 ayaa waxaa...
Nin hubeysan oo la sheegay in uu ka Tirsanaa ilaalada Beer uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde - ku xannaaneysto Libaaxyada, ayaa Maqribnimadii Caawa xilligii Afurka weeraray Guriga uu Wasiir Waran- cadde ka daggan yahay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland. Ilaalada Wasiirka iyo ninka hubeysan, ayaa Rasaas culus is-dhaafsaday, taasoo Soctay illaa xilligii cishaha ee caawa waxaana ciidanka booliiska...
Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu iclaamiyay istish-haadka Sheekh Max'med Maxamuud Cali oo ku magac dheeraa Dulyadeyn. Mu’asasada Al-kata’ib ayaa soo saartay bayaan ciwaankiisu ahaa "Taczi iyo tahniyad ku socota umadda Islaamka Istish-haadka Sheekh Max’med Maxamuud Cali Dulyadeyn”. Ugu horrayn bayaanka ayaa lagu furfurtay aayadaha qur’aanka...
Iyadoo Dhawaanahaan uu Qaybo ka mid ah Somalia oo ay ku jirto Muqdisho uu ka jiray cudur loo yaqaanno Kaduudiye oo aad u Qandho badan, ayaa waxaa ka hadlay Qaabka looga hor-tego iyo habka loo daweeyo, Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed, Macallinna ka ah kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Banaadir. Dhakhtarka ayaa si faahfaahsan uga hadlay taariikhda...
Booliska Britain ayaa haatan wada baaritaan la xiriira dil loo geystay haweeney xildhibaan dalkaa ka ahayd oo lagu magacaabi jiray Jo Cox. Jo Cox ayaa ayadu ka tirsanayd xisbiga mucaaradka ah ee Labour Party ee carriga Ingiriiska isla markaana u doodi jidhay xaquuqda qaxootiga gaar ahaan Suuriyaanka iyo guud ahaanba soo galootiga oo dhan. Haweeneydaas ayaa Khamiistii shalay waxaa lagu dilay...
Iyadoo ay maalmihii dambe sii kordhayeen gadiidka la kala dhacayo deegaannada gobollada dhexe, ayaa waxaa arintaa ka digay taliska booliiska magaalada Beledweyne oo sheegay in aan loo dulqaadan doonin in hanti qof leeyahay qof kale iska heysto. Taliyaha Qaybta Booliiska Magaalada Beledweyne Col, Cali Dhuux Cabdi Mahad-Alla oo kula hadlayay Warbaahinta Gudaha Degmada Beledweyne, ayaa sheegay in maalmihii ugu Dambeeyay arinta...

— Golaha Wasiirada Xukuumada FS oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, ayaa waxay uga doodeen qodobbo dhawr ah; Waxaana ay Ansixiyeen Xubnaha Guddiga Saxaafadda Qaranka Soomaaliyeed. Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa warbixinta la xiriirta Amniga looga Dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga DF, C/qaadir Sh. Cali Diini, isagoo Sharraxaad ka bixiyay hawl-galada ka socda Somalia. Was kirk a ayaa Xusay in Dagaalladii ugh Dam very...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mudane Ban Ki Moon iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kawada hadlay Xiritaanka Xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya, iyadoo Ki-moon uu ku boorriyay Xukuumadda Kenya inay xurmeyso heshiiskii sadex-geesoodka ahaa ee dib u celinta qoxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab, ayna la shaqeyso Dowladda Soomaaliya yo QM. Kulanka Ki-Moon iyo Uhuru Kenyatta oo shalay ka dhacay...
)-Maanta ayaa waxaa caalamka oo idil looga dabbaal dagayaa maalinta caruurta Afrika. Maalin walba oo taariikhdu ku beegan tahay 16ka Juun sanad walba waxaa loo dabbaal dagaa maalintaa oo looga hadlo baahiyaha iyo guulaha carruurta Afrika. Maalintaan ayaa waxaa loo dabbaal dagaayay tan iyo sanadkii 1991 markaas oo uu ururka midowga Afrika ee OAU/AU uu ansixiyay. Waxaa gaar ahaan lagu sharfaa carruurtii...